Sign in to follow this  
General Duke

Roadblocks: removed yesterday, returned today...

Recommended Posts

people wake up these men are playing games with you... Where are the, Sharif's, Shiekhs and Xaji's who told us they would remove these silly obsticles.. :mad:

 

 

Afartii Isbaaro Ee Shalay Degmada Kaaraan Laga Qaaday Oo Dib U Soo Noqday

 

Somaliweyn/Muqdisho/20.07.05

 

Afartii Isbaaro Ee Shalay Laga Qaaday Degmada Kaaran Ee Magaalada Muqdisho ayaa mar kale dib ugu soo laabtay goobihii fariisinka u aheyd ee ahaa ay lacagaha baada uga qaadan jireen gaadiidka ka kala goosha magaalada muqdisho.

 

Waxaana la sheegayaa in isla gelinkii shalay ay dib u soo noqdeen goobahoodii waxaana wal wal ka muujinaya arimahaas dadka ku sugan magaalada Muqdisho oo iyaga shalay aad ugu farxay qaadista isbaaradaas.

 

Afartan isbaaro ee shalay la qaaday ayaa waxa ay ahaayeen kuwo ka amar qaata wasiirka ganacsiga Muuse Suudi hadana ma muuqato isku day la doonayo in mar labaad la qaado Isbaaradaas waxaana la sheegayaa in isbaaradii taalay wadada U Dhaxeysa Balcad iyo Muqdisho ay iyada si rasmi ah loo qaada.

Share this post


Link to post
Share on other sites

War Deg- Deg ah: Isbaarooyinkii Wasiirka Ganacsiga Dowlada Federaalka Soomaaliyeed Muuse Suudi Yalaxoow, ee shalay la qaaday ayaa Dhamaantood Dib ugu soo laabtay Fariisimadoodii

Posted by : webmaster on Wednesday, July 20, 2005 - 10:53 AM

 

 

Iyadoo ay wali soconayaan dhaq dhaqaaqyadii isbaaro qaadista oo ay wadeen xubnaha labada gole ee ku sugan magaalada Muqdisho, taasoo ahayd qawda ma qashii waxna ha u qaban,ayaa waxaa soo ifbaxaysa in isbaaradii la qaadaba ay durba dib usoo laabaneyso.

 

Shlalay ayay ahayd markii degmada Kaaraan ee magaalada Muqdisho laga qaaday 4 isbaaro oo ka mid ahaa 5 isbaaro oo wasiirka ganacsiga muuse suudi halkaa u yaalay ,laakin nasiibdaroo waxaa dhacday in saacado kaddib isbaaroyinkaa dib looso dhigo.

 

Maleeshiyooyinka Jidgooyada dhigtay ayaa markii hore gaadiidka ay lacagaha ka qaadaan u goynjiray boono, muujineysa astaanta maamulka Muuse iyo lacagta laga qaaday tiradeeda, ayaa haatan ku shaqeynay si taa kabadalan.

 

Maanta ayaa la arkayay maleeshiyooyinka oo gaadiidka ka qaadaya lacagtii baadda ahjayd ee horay looga qaadi jiray ,taasoo kusoo beegmatay xilli maalintii shalay masuliyiinta maamulka Muuse Suudi ay sheegeen in isbaarooyinkaa la qaaday aaney marnaba dib usoo laabandoonin.

 

Maleeshiyooyinku manta gawaarida ay lacagta ka qaadaan ma aaney siineynin wax boono ah, iyadoo taana dadweynuhu ay ku macneeyeen in lagusoo heshiiyay waraaqda boonada ah in aan la bixinin si meesha looga saaro in isbaaroyinkani ay yihiin kuwo aan Muuse Suudi waxba ka ogayn, Balse uu la socdo Dhaq dhaqaaq walba.

 

 

Shaafici Muxuyaddiin Islow

Radio Free Somalia Muqdisho

Idamaale News

Share this post


Link to post
Share on other sites

No Surprise!!! Iam not surprised at all, not the slightest. That's how their brain works.

 

Do you actually know what the meaning of "Isbaaro" is, it's a somali term meaning an illegal roadblock or checkpoint set up by gangsters who want some cash from the drives and ordinary public who have to pay lots of money in order to go through.

 

For the people of Mogadishu "isboorooyinka" is a fashion accessory and a status symbol as for other people rings, gold and silver bracelets and mobile phone's are fashion accessories and status symbols. We've to get rid of the mentality of these people.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this