Sign in to follow this  
General Duke

Fuel embargo: Ignorance of Courts explained by their own....

Recommended Posts

Maxkamadda Al-Bayaan Oo ka Dhawaajisay In aysan U Dulqaadan Doonin Xayiraada Shidaalka Ee ay Maxkamaduhu Kusoo Rogeen Baydhabo.

Posted to the Web Nov 26, 04:16

 

 

BUURHAKABA- Maxkamadda Islaamiga ah ee Al-Bayaan, ee beelaha Digil iyo Mirifle ay dhisteen ayaa markii ugu horeysay ka dhawaajisay inaysan u dul-qaadan doonin xayiraada dhanka Shidaalka ah ee ay Golaha Maxkamadaha Islaamiga kusoo rogeen Magaalada Baydhabo ee xarunta dhexe ee Dowladda.

 

 

Gudoomiyaha Maxkamadda Al-Bayaan Maxamed Ibraahim Bilaal, oo haatan ku sugan Buurhakaba, ayaa si cara leh u sheegay in xayiraada shidaal ee la saaray Baydhabo, aysan waxba ka dhibeynin cadowga, sida uu sheegay islamarkaana aanan markuu horaba jirin Shidaal Muqdisho looga qaadayo.

 

 

“Cunaqabateynta ma jiri karto, waayo hadii aan dhahno wax u gudbaayo ma jiraan Baydhabo, dad badan baa dhamaanaya uma dul-qaadan doono in jidadka loo istaago oo dadka qaarna laga dejiyo baabuurta ay la socdaan” ayuu si carra leh u yiri Bilaal, oo intaasi ku daray “Culeyska inaga ayuu ina saran yahay, waayo dadkeena beel ahaan Baydhabo, ayey ku dhaqan yihiin, marka hadii badbaadadii aynu u soconay ugu bedelno cunaqabateyn waxaa dhacaysa in nalaga aamin baxo”.

 

 

Hadalkan carada leh ee uu ka shanqariyey Bilaalka Maxkamadda Al Bayaan, ayaa kusoo beegmaya xilli Golaha Maxkamadaha guud ahaanba ay mamnuuceen in wax shidaal ah la geeyo Gobalka Bay oo xarun KMG ah u ah Dowladda Soomaaliya.

 

 

C/risaaq C/laahi Maxamed

Puntlandonline.com

 

 

Muqdisho

 

 

Indhojaceel2003@hotmail.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

“Cunaqabateynta ma jiri karto, waayo hadii aan dhahno wax u gudbaayo ma jiraan Baydhabo, dad badan baa dhamaanaya uma dul-qaadan doono in jidadka loo istaago oo dadka qaarna laga dejiyo baabuurta ay la socdaan” ayuu si carra leh u yiri Bilaal, oo intaasi ku daray “Culeyska inaga ayuu ina saran yahay, waayo dadkeena beel ahaan Baydhabo, ayey ku dhaqan yihiin, marka hadii badbaadadii aynu u soconay ugu bedelno cunaqabateyn waxaa dhacaysa in nalaga aamin baxo”.

 

:D:D What did you expect from a stretgy outlined by the likes of IndaCade and Xasan Dahir..

Share this post


Link to post
Share on other sites
Khalid2   

waarun in cuaqabateentaan si aad ah ay ugu dhibqabaan dadka kunool bay and bakool habeenadaan waxaa jirta Electric black out in my town Wajid, waxaa intaas siidheer in xataa shirkada Is gaarsiinta Hormuud Ex Barakaat ay kacodsatay maxkamadaha In ay shaksi ahaan u fasaxaan shidaalka maadaama matooradoodi ay kudhowyihiin In ay damaan. Ethopia shidaalkeeda waxey ku wataan gawaaridooda loo yaqaano Uralka intabadan awaxey ka soo qaataan saldhigooda Luuq. sidaa daraateed Maxkamada waxay ku xadgudbeen nolal maaalmeed kii dadka bay iyo bakool xataa sonkor,omom, ayaa lawaayey magaalooyinka.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^^When this issue came about, I responded that it made no sense since the TFG troops never got their supply from Mogadishu. It should have been noted that this was going to pubish the local traders and the population at large... Again the clan courts show their ignorance.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Khalid2   

Haa maalmahaan dhan dhibkaan ayaan qabney xitaa Ganacsato iskudeysey iney xaga baladweyne kasoo galaan dhankaan bakool ayaa gawaaridooda laceliyey

Share this post


Link to post
Share on other sites

Good Question duke and why isn't the government helping them ? court did what the thought was good for them to fight .why isn't the government taking charge on the shidaal issue

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^The Shidal issue is one for the local traders the government can regulate it through laws when it gains power. This is for the traders to figure out how best to supply their customers. Also I have not heard anyone other than Mr Bilaal who spoke out against the ban, the TFG has ignored and the locals have been silent, so it must be an internal issue between the Clan Courts powers such as IndaCdae and the face masks like Mr Bilaal.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Duke to have someone's support you have to help them in hardtimes and the government is not doing that for the people of bakool and bay becouse they ?.......its not their people the government needs to work with trade find a solution not ignore it

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^^The situation is not that dire and knowing the Somali business mind they the traders will find an alternative to this Inadcade embargo. The important thing to note is that it is the Clan Courts supporters that are crying out firts thus the guilt is overtaking them...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Khalid2   

My friend the people of bay and Bakool has supported this government and they have given their money but the government still didnot pay the money was invested to the militia by the local tradres. xog ogaal Kenya is not allowing the border.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this