General Duke Posted November 27, 2006 Maxkamadda Al-Bayaan Oo ka Dhawaajisay In aysan U Dulqaadan Doonin Xayiraada Shidaalka Ee ay Maxkamaduhu Kusoo Rogeen Baydhabo. Posted to the Web Nov 26, 04:16 BUURHAKABA- Maxkamadda Islaamiga ah ee Al-Bayaan, ee beelaha Digil iyo Mirifle ay dhisteen ayaa markii ugu horeysay ka dhawaajisay inaysan u dul-qaadan doonin xayiraada dhanka Shidaalka ah ee ay Golaha Maxkamadaha Islaamiga kusoo rogeen Magaalada Baydhabo ee xarunta dhexe ee Dowladda. Gudoomiyaha Maxkamadda Al-Bayaan Maxamed Ibraahim Bilaal, oo haatan ku sugan Buurhakaba, ayaa si cara leh u sheegay in xayiraada shidaal ee la saaray Baydhabo, aysan waxba ka dhibeynin cadowga, sida uu sheegay islamarkaana aanan markuu horaba jirin Shidaal Muqdisho looga qaadayo. “Cunaqabateynta ma jiri karto, waayo hadii aan dhahno wax u gudbaayo ma jiraan Baydhabo, dad badan baa dhamaanaya uma dul-qaadan doono in jidadka loo istaago oo dadka qaarna laga dejiyo baabuurta ay la socdaan” ayuu si carra leh u yiri Bilaal, oo intaasi ku daray “Culeyska inaga ayuu ina saran yahay, waayo dadkeena beel ahaan Baydhabo, ayey ku dhaqan yihiin, marka hadii badbaadadii aynu u soconay ugu bedelno cunaqabateyn waxaa dhacaysa in nalaga aamin baxo”. Hadalkan carada leh ee uu ka shanqariyey Bilaalka Maxkamadda Al Bayaan, ayaa kusoo beegmaya xilli Golaha Maxkamadaha guud ahaanba ay mamnuuceen in wax shidaal ah la geeyo Gobalka Bay oo xarun KMG ah u ah Dowladda Soomaaliya. C/risaaq C/laahi Maxamed Puntlandonline.com Muqdisho Indhojaceel2003@hotmail.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted November 27, 2006 “Cunaqabateynta ma jiri karto, waayo hadii aan dhahno wax u gudbaayo ma jiraan Baydhabo, dad badan baa dhamaanaya uma dul-qaadan doono in jidadka loo istaago oo dadka qaarna laga dejiyo baabuurta ay la socdaan” ayuu si carra leh u yiri Bilaal, oo intaasi ku daray “Culeyska inaga ayuu ina saran yahay, waayo dadkeena beel ahaan Baydhabo, ayey ku dhaqan yihiin, marka hadii badbaadadii aynu u soconay ugu bedelno cunaqabateyn waxaa dhacaysa in nalaga aamin baxo”. What did you expect from a stretgy outlined by the likes of IndaCade and Xasan Dahir.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Khalid2 Posted November 27, 2006 waarun in cuaqabateentaan si aad ah ay ugu dhibqabaan dadka kunool bay and bakool habeenadaan waxaa jirta Electric black out in my town Wajid, waxaa intaas siidheer in xataa shirkada Is gaarsiinta Hormuud Ex Barakaat ay kacodsatay maxkamadaha In ay shaksi ahaan u fasaxaan shidaalka maadaama matooradoodi ay kudhowyihiin In ay damaan. Ethopia shidaalkeeda waxey ku wataan gawaaridooda loo yaqaano Uralka intabadan awaxey ka soo qaataan saldhigooda Luuq. sidaa daraateed Maxkamada waxay ku xadgudbeen nolal maaalmeed kii dadka bay iyo bakool xataa sonkor,omom, ayaa lawaayey magaalooyinka. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted November 27, 2006 ^^^^When this issue came about, I responded that it made no sense since the TFG troops never got their supply from Mogadishu. It should have been noted that this was going to pubish the local traders and the population at large... Again the clan courts show their ignorance. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Khalid2 Posted November 27, 2006 Haa maalmahaan dhan dhibkaan ayaan qabney xitaa Ganacsato iskudeysey iney xaga baladweyne kasoo galaan dhankaan bakool ayaa gawaaridooda laceliyey Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted November 27, 2006 Why dont they get it from Ethiopia directly? Quote Share this post Link to post Share on other sites
XOG-ogaal Posted November 27, 2006 Good Question duke and why isn't the government helping them ? court did what the thought was good for them to fight .why isn't the government taking charge on the shidaal issue Quote Share this post Link to post Share on other sites
Khalid2 Posted November 27, 2006 Because they traders have no bussines relationship with Ethopoia since Ethopia raods are very rugh and maountany with the heavy rains Quote Share this post Link to post Share on other sites
XOG-ogaal Posted November 27, 2006 how about kenya ? Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted November 27, 2006 ^^^The Shidal issue is one for the local traders the government can regulate it through laws when it gains power. This is for the traders to figure out how best to supply their customers. Also I have not heard anyone other than Mr Bilaal who spoke out against the ban, the TFG has ignored and the locals have been silent, so it must be an internal issue between the Clan Courts powers such as IndaCdae and the face masks like Mr Bilaal. Quote Share this post Link to post Share on other sites
XOG-ogaal Posted November 27, 2006 Duke to have someone's support you have to help them in hardtimes and the government is not doing that for the people of bakool and bay becouse they ?.......its not their people the government needs to work with trade find a solution not ignore it Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted November 27, 2006 ^^^^The situation is not that dire and knowing the Somali business mind they the traders will find an alternative to this Inadcade embargo. The important thing to note is that it is the Clan Courts supporters that are crying out firts thus the guilt is overtaking them... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Khalid2 Posted November 27, 2006 My friend the people of bay and Bakool has supported this government and they have given their money but the government still didnot pay the money was invested to the militia by the local tradres. xog ogaal Kenya is not allowing the border. Quote Share this post Link to post Share on other sites