Sign in to follow this  
General Duke

Sh. Aadan Madoobe� Ma aha mid aan aqbalayo

Recommended Posts

Sh. Aadan Madoobe†Ma aha mid aan aqbalayo in H/gidir qabsato magaalada Baydhabo,waxaa hubaa in jawaab adag la kulmi doona Indha caddeâ€

 

Wararka ka imaanaya magaalada Nairobi dalka Kenya ayaa sheegaya in xubno ka socda Labada gole ee Dowladda KMG ah ee ka soo jeeda Gobolada Baay iyo Bakool inay ku sii jeeden magaalada Xudur ee gobolka bakool.

 

Go’aankan ayaa waxaa uu ka soo baxay kulan gaar ah oo galabta Nairobi ku dhex maray Wasiirka Beeraha Shaatigauud, Wasiirka Garsoorka Sheekh Aadan Madoobe iyo xubno kale ayaa la isku racay in wafdi loo diro Bakool si ay u abaabulaan dagaal lagu qaadayo magaalada Baydhabo.

 

“Dagaalka ka dhacay Baydhabo waxaa ka dambeeya Indha cadde'' ayuu yiri Sheekh Aadan Madoobe oo kulankaas kadib la hadlayay wariyaasha,wuxuna ugu baaqay dadka xamar Carruurtooda u soo diray Baydhabo inay Carruutooda kala baxaan haddii kale meydkooda laga soo qaadi doona Baydhabo.

 

Sheekh Aadan Madoobe waxaa uu sheegay inaysan jirin wax dhexdhexaadin ah oo ay la galayaan Xaabsade iyo Indha Cadde, wuxuuna sheegay inay berito ka soo degi doonan Magaalada Xudur ee Gobolka Bakool.

 

Nuuradin Macalin Mukhtaar (Dinow) nuradin007@hotmail.com

Midnimo Information Center wararka@midnimo.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this