Sign in to follow this  
Abdi2005

Dagaal khasaaro badan oo ka socda duleedka Baydhabo...

Recommended Posts

Abdi2005   

Dagaallo khasaaro badan gaystay ayaa weli waxay ka socdaan duleedka Baydhabo ayadoo ciidamada dawlada oo ay taageerayaan Itoobiyaanka iyo ciidamada Maxaakiimta Islaamiga ay hataan si aan kala go’ lahayn ugu dagaalamayaan bariga magaalada Baydhabo , gaar ahaan deegaanka u dhaxeeya Baydhabo iyo Moodamoode.

 

Magaalada Baydhabo daafaheeda Bari waxaa si wayn looga maqlayaa guuxa madaafiicda culus oo ay labada ciidan isku garaacayaan. Waxaa la arkayaa dayuuradaha quamaatiga u kaca [helicopters] ee ay leeyihiin ciidamada Itoobiyaanka oo dhaawacyo ka soo daadguraynaya jiida hore ee daagaalka oo ku degaya dhawr goobood oo uu ka mid yahay garoonka dayuuradaha ee Baydhabo. Degmada Buurhakaba waxaa lagu dawaynayaa oo loo qaadayaa dhaawacyada ciidamada Maxaakiimta Islaamiga . Dhinaca Iidaale ee xigta Diinsoor waxaa sidoo kale ka socda dagaal qaraar. Dagaalkan dib u bilowday oo socda maalintii labaad ayaa waxaa uu u muuqdaa mid aan waxba la isula harin.

 

 

http://baidoa.wordpress.com/

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this