Sign in to follow this  
xiinfaniin

204,000 people displaced as a result of violence in Xamar

Recommended Posts

"204,000 oo Qof oo ilaa Hadda ka Barakacay Dagaalada Muqdisho..." UNHCR

Dagaalka Muqdisho ee u dhexeeya kooxaha muqaawamada iyo ciidamada dawladda waxaa ku barakacay dad ka badan 204,000 qof laga soo bilaabo May 7, 2009 ilaa July 6, 2009.

 

Dadka tiradoodu dhantahay 204,000 qof waxay u barakaceen

 

o 55,000 ilaa Afgooye IDP, dadkaas 32,000 oo ka mid ah waxay u barakaceen

Ceelasha, 13,000 ka mid ahna waxay u barakaceen Lafoole.

o 60,000 waxay ku barakaceen Mogadishu dhexdeeda ama goobaha barakacayaasha ee ku xeeran Mogadishu, sida

§ 23,000 ilaa Dayniile (oo ay ku jiraan KM10-13 iyo Garas Baaley)

§ 9,800 ilaa Dharkenley (oo ay ku jirto Kax Shiqaal)

§ 9,600 ila Kaaraan (oo ay ku jiraan Jabuti Gode iyo Galgalato)

§ 9,100 ilaa Wadajir

 

o Tiro kale oo dhan 89,000 qof waxay aadeen meelo sii durugsan oo ay ka mid yihiin:

 

§ 24,000 ilaa Shabelle Dhexe (Middle Shabelle); ooo ay ka mid yihiin 11,000 aadey degmada Jowhar.

§ 23,000 ilaa Shabelle Hoose (Lower Shabelle), oo aysan ku jirin Afgooye.

§ 18,000 ilaa Galgaduud, 6,000 oo ka mid ah waxay aadeen degmada Dhuusamareeb.

§ 6,700 ilaa gobolka Juba Hoose (Lower Juba)

§ 6.000 ilaa Gobolka Bay

§ 3,900 ilaa Gobolka Gedo

§ 2,100 ilaa Gobolka Hiraan

§ 1,700 ilaa Gobolka Mudug

 

05ma301.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this