Sign in to follow this  
Garyaqaan2

Puntlamd oo amaandaro la daristay ( Cadde failed his job)

Recommended Posts

waxaa nasiib daro ah in puntland oo aheed meelah kaliye lagu tilmaami jiray in ay ka jirto kala dambeey iyo amaan in ay waqtigeedii dhamaaday.

 

Gen cade muse xirse waxuu u akaa in maamulikar dowlad gobeleedka pountland lakiinse taas waa ay beenoowday markii mr cade wax ka qaban waaye amaan darada ka jirta wadanka uu madaxda ka yahay.

 

06-02-05 to 06-27-05

 

In Qardho 3 people day in shooting including 9 years old student.

 

In galkacyo 1 person day and two other were injured.

 

Galkacyo again Nabadoon was shot to death down town the city.

 

in bosaaso a dead body was found. ??

 

in garow dead body was found .??

 

death growth rapedly.

 

Canshoortii oo lagu kordhay ganacsatada boosaaso oo aad uu ga cabaneeyso.

 

qilaaf xoogan oo u dhaxeeyay Cade muuse iyo gudoom iyahay Barlamaanka puntland oo aan lala socon.

 

wada shaqeen la aan oo ka dhaxjirta ciidamada daraawiishata iyo policka puntland.

 

 

Cadow hoosha magudan kartid boowe maad is ka wareejisid

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this