Sign in to follow this  
NASSIR

The Biography of the New Prime Minister (Audio in Somali)

Recommended Posts

NASSIR   

I think he wasn't Somalia's ambassador to Washington but worked as a diplomat in the Somali Embassy in Washington, and that's the captsone of his career achievement. I hope he learns from the past and I hope he will be committed to applying his knowledge of and expertise in international security & conflict resolution on our motherland.

______________________________

 

DHAGAYSI---- Taariikh nololeedka Raysal Wasaaraha Cusub ee Soomaaliyeed Maxamed C/laahi Maxamed “Farmaajo”…

 

Kadib markii maalinimadii shalay uu madaxweynaha dowlada federaalka uu magacaabay Raysal Wasaare cusub isla markaana u magacaabay Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed oo ku magac dheer “Farmaajo” ayaa dad badani isweydiinayaan taariikh nololeedka raysal wasaaraha cusub ee Soomaaliyeed.

 

Idaacada Somali Public Radio xafiiska magaalada Muqdisho ayaa wuxuu soo diyaariyey barnaamij ku saabsan taariikh nololeedka Raysal wasaare Maxamed Farmaajo.

 

LISTEN

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this