Sign in to follow this  
Qudhac

The last NGO left in las canod are rounded up and jailed>why

Recommended Posts

Qudhac   

THE LAST OUTSIDE ORGANISATION LEFT IN LAS CANOD ARE NOW ALL UNDER BARS, AFTER THE MILLITIA ROUNDED THEM UP AND PUT THEM IN JAIL, WHATS GOING ON???

 

 

Ciidamada Booliiska ee magaalada Laas Caano ayaa xabsiga saaka u taxaabay Mr. Osman Suleymaan Yusuf oo ahaa gudoomiyihii hay'ada kaliya ee ka shaqeysa gobalka Sool oo lagu magacaabo Norwegian Peoples Aid, waxaa sidoo kale lagu xiray magaalada Ingiyeer u shaqeeya isla hay'adaas oo u dhashay dalka Kenya laguna magacaabo Mr. Johane Khamiis.

 

Ciidamadan ayaa sidoo kale xiray xafiiskii ay hay'ada NPA ku laheyd magaalada Laas Caano ayadoo halkaa guryahooda loo kala diray shaqaalihii kale ee ka shaqeenayey xafiiskaas, ayadoo Mr. Osman iyo Mr. Khamiis loo dhaa dhiciyey xabsiga magaalada saaka markii ay saacadu aheyd 10:00am.

 

Macada illaa iyo hada sababta loo xiray labadan sarkaal oo illaa iyo hada ku xiran xabsiga magaalada Laas Caano.

 

Warar aanu ka helnay booliiska magaalada Laas Caano ayaa sheegaya in raggan lagu xiray amarka loogu yeeray xaalada deg degta ah, ayadoo aysan jirin war cad oo ay kasoo saareen guddiga xaalada deg degta sababta raggan loo xiray.

 

Hay'ada Norwegian Peoples Aid ayaa ah mid kaliya ee ka shaqeysa gobalka Sool, waxayna shacabka ka caawisaa arrimaha Biyo gelinta iyo Caafimaadka ayadoo ay hada waday arrimo la xariira ka hortaga abaaraha ka jira deegaankaas.

 

Dhacadadan ayey si weyn uga horyimaadeen shacabka magaalada ayagoo falkan ku sheegay mid fool xun oo loo geystay dadkii wax u qabanayey shacabka, waliba wakhtiga oo deegaankaasi ka jiraan abaaro aad u kululi.

 

 

npa_logo.JPG

Share this post


Link to post
Share on other sites
guraad   

tHEY SHOULD BE JAILED FOR STEALING PEOPLES WEALTH , THEY WERE SENDING LAS ANOD WEALTH LIKE VBLE STONS TO NORWAY , THEY DID NO THING ABOUT DIRTY WATER THEY SIGHNED AGREEMENT TO DO SOME THING ABOUT IT. THEY WERE WARKING AGAINST PUNTLAND STATE OF SOMALIA .

 

 

News: Waraysi aanu maanta layeelanay kuxigeenka xeer ilaaliyaha G/sool C/rashid

 

Lascaanood (WidhWidh Online) March 10, 2004

 

waxaanu maanta waraysi layeelanay ku xigeenka xeer ilaaliyaha guud ee gobolka sool laascaanod DR c/rashiid barkhadle anagoo kacod sanay in uu noo faah faahiyo waxa lagu soo xidhay masuu liyiinta hay ada N.P.A da iyo xaqiiqadu waxa ay tahay waxaanu kujawaabay sidan,

 

J-D.R marka hore waxaan salamayaa dhamaan dadka udhashay gobolka sool meel kastoo ay joogaan waxaan kaloo salaa mayaa qoladiina war baahinta salaan kadib arin kani waa arin qaran maaha wax soke hay ada N.P.A du sida aad wada arag taan nuqulka qoraa lada xafiiska kasoo baxay ilaa 1991 ilaa maanta waxay kusugan tahay gobolka soolwax qabadka ay gobolka uqabatay iyo mudaday gobolka joogtay waad ogtihiin iskadaa waxay qabatee waxay is kaga gudub tay hay adi hii kale ee iman lahaa gobolka iyadoo xataa gashay faawalo khaldan oo ay ku sharaf riday maamulka iyo gobolka samcadiisa iyadoo leh maaha meeshani meel amaana oo wax laga qaban karo ama maamul kajiro,

 

markaa arimo badan ayaanu kahaynaa oo aanu caday naynaa mida kale dadka gobolkan ayey heshiis laga shay sidii ay heshiiska ula gashayna maanay fulin waayo waxa loo baah naa in wax kaqabato wax barashada caafimaadka biyaha nadaafada iyo wax kasta oo ay bulshadu ubaahan taha loomana baahnayn maanta in dadkii masuulka ka ahaa ee misna udhashay gobolka in ay maanta lumiyaan hantidii dadka rayid aka ah ay xaqa ulahaayeen waana nasiib daro in maanta lagawada hadlo danaha bulshada ee ay masuuli yadeeda qaadeen ,

 

waxaana mudo lagula jiray baadhitaan ilaa hadana wuu socdaa kumana soo koobi karno hal waqti oo kaliya waana waxa lagu xidhay maanta U.N.D.P da war baanu kahelnay fakis ayaa madax tooyada nooga yimi waxaanu dareen san nahay sida ay wax uqabteen waxaanu ognahay lacag samafal ah oo loogu talagalay gobolkan sool in ku bixisay meelo katirsan sanaag oo ay kamid yhiin badhan xingalooldhahar taasina waa gef cad waxaa kaloo jira wadamo ay soo gacan marisay oo ay uraad satay yabooh ilaa hadana mahayno meel ay wax gaysay waase loo wada joogaa sharciguna waxa uu lee ayahay wado loo maro cidna wax aan sharcin ahay laguma haysto,

 

waxaanu udirnay laba qoraal oo hada xfiiska yaala oo aysan qaabilin anagoo doonaynay in aanu waray sano xidhiidhna lasmayno si aanu ugu fududayno waxa ay qabanayaan , xitaa anaa lugahayga ugu tagay waxayna awoodi waayeen in ay albaabka naga furaan maadaama ay shi waxash nimaa noola dhaqmeen sidaa iyo sikadaran ayaanu ula dhaqmaynaa mar haday wanaag wax nagula qaban waayeen sharci ayaa loo tiig sanayaa intii ay gobolka kagoo yeen ayaanu ka goynay naa in le eg,

 

waxaanu usheegay naa in uu xidhan yahay xafiis kii ay kula hayd gobolka sool uu xidhan yahay ilaa amar danbe oo go aan cad laga soo saarayo uu xidhnaan doono, waxaanu kaloo ugu baaqay naa hay adaha caalamiga ah in maanta uu ufuran yahay albaabka gobolka sool aanuna kusoo dhaway nayno cid alaale cidii wax uqabanaysa bulshada kunool gobolka sool ayna kajirto nabad buuxda oo kala danbayn leh,

 

waxaanu kaloo usheegay naa xafiiska norway ay kuleedahay N.P.A du in ay soo dirsadaan cidii masuulka uganaoqon lahayd si aanu ugala hadalno arimaha gobolka sool iyo xafiis keeda,

 

S- waxaad nooga warantaa waxaa jira hay ada qaramada midoobay wakiilo ayaa ujooga gobolka sool waxaa kaloo jira hayado kale sida hayada miinada ee loo yaqaan HOLLOTRUST iyagu kuma jiraan miyaa kuwa lala xisaab tamayo mise hayada N.P.A da oo idin qaabli wayday ayaa lala xisaab tamayaa?

 

J- maya cidkasta oo gobolka joogta waala xisaab tamayaa anagu waxaanu masuul kanahay xaqa dadka inla lumiyana ma ogolaan doono xuquu dooda iyo sharaf tooda midna waana wax ka goan dhamaan masuu liyiinta gobolka isimo culimo waxgarad shacab iyo maamul kaba in meel lloga soo wada jeesto maanta horumarka gobolka,

 

sahro Yusuf Lascaanood

Lascaanood

Share this post


Link to post
Share on other sites
BN   

Guraad,

 

First, Salaam. Second, dont waste your time on these guys. They seem very desperate and are grabbing at straws. They are looking for something comparable to the illegal arrest and detention of a tradition leader in their region,--namely Buur Madow.

 

BTW, there are many local as well as Puntland-based NGO's working to improve the lives of people in Sool region. Excellent examples are SSHDA and SCERDO,--who are rebuilding schools/libararies(as well as constructing new ones) in Sool, Sanaag and Hawd with funds from local communities, governments, and in large part from the diaspora community.

 

Although its obvious some people here care very little for the people in this region and who's only goal seems to be scoring 'political points'.

 

BN

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qudhac   

 

Dhacadadan ayey si weyn uga horyimaadeen shacabka magaalada ayagoo falkan ku sheegay mid fool xun oo loo geystay dadkii wax u qabanayey shacabka, waliba wakhtiga oo deegaankaasi ka jiraan abaaro aad u kululi.

It is clear the the poor people of this region are against the rounding up and jailing of the only outside organisation in this famine devastated region, and the only thing the roaming militia achieve is round up and jailed the last group of NGOs who defied the internatinals calls for withdrawals of all foreign workers to withdraw since the miliria have been holding the city for tax ransoms.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Qudhac - Ever wondered how is it when someone is being detained in Puntland (does happen unjustly at times), charges are always in the vicinity of corruption, someone of authority sidestepping set guidelines, or breaching indigenous regulations, yet in our beloved Somaliland, as is the case in almost always, it comes down to “freedom of speech and movement” – people are being held indefinite, thrashed, given illogical sentences, or worse yet exiled. A citizen being exiled from his own country – how astounding!

 

Then, it matters NOT the least bit, for our brethrens in Somaliland seem not only satisfied with the status quo, in fact some go so far as coming to the defence of what is deemed “the define meritocracy”

 

May the lord resuscitate the raison d'être!

 

More interestingly, the terms “bail and guarantor” are being practised in Puntland, yet in Somaliland, even Traditional Leaders suffer in squatty, stinky cells with relatives not allowed to visit. A slap of justice ala Somaliland, eh!

 

 

Madaxda Hay'ada NPA Oo Damiin Lagu Sii Daayey

 

Markii la weydiiyey Madaxa Hay'ada NPA mashaariicdaasi halka ay ku danbeeyeen in uu diiday in uu wax jawaab ah ka bxiyo su'aalahaasi la weydiiyey, sidaa daraadeed ayuu yidhi xeer ilaaliyuhu ayaan talaaban u qaadnay , annaga oo ilaalinayna hantida lagu soo qaadayo magaca shacabka ee la lun sanayo.

 

Wuxuuna Xeer ilaaliyuhu Sheegay in uu ku sugnaan doono Xaruntooda , isla markaana aanu magaalada dibada uga bixi karin ilaa iyo inta ay dhamaanayaan baadhitaanka lagu hayo hawlahaasi .

Link

 

Questioning as to what might have been done with the funds and the status of the project – well that is something one would never hear about in Hargeisa. Could the head of the NGO be interrogated in connection with "accountability"? That cannot be, I see Qudhac et al shouting?

 

In Hargeisa, (other cities are not in the equation for NGOs hardly travel beyond NasaHablod, thusly not even on the radar) this would not have even been an issue, why? Because, the practice of donor funds misappropriation is so awash, so common, no one could pluck up the courage to point fingers. If one was to do so, the finger pointing would go as high as the top man himself – so, a culture of “say not an iota lest sunk” is being exercised.

 

Still lwish to dribble, old chap?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this