General Duke Posted January 24, 2009 Haday Itoobiya baxday ma **** baxay soo ***** ma joogaa maxaa laga dabaal dagaa Dadka Soomaaliyeed ayaa quus ka taagan mar uun in ay arkaan qaran soo celiyo nidaamkii iyo kala danbeentii taa oo sida muuqata in qaran la helaa ay isbaaro u dhigatay beel weynta ****** oo iyagu u muuqda kuwa ku naaxo nidaam darada oo xasaasiyo ka qabo hadii qaran la helaa in Suuqa Bakaaraha xirmaayo lana weynaayo ku naaxa hantida dadka Masaakiinta Nin oday ah ayaa waxaa lagu yiri kaa lay ka soo qeyb gal xaflad baa loo sameynayaa ka bixida ciidamada Itoobiya isagoo qoslaayo odayga buu yiri haday Itoobiya ka baxday Soomaaliya soo ma joogaan ......... muuqaalka wadaniga ka ahaa hoostana qaran dumiska ka ahaa marka wax loo dabaal dago meesha ma yalaanee ee iska daya Soomaalida ayaa quus ka taagan in ay dalka ku noqdaa iyadoona kuwa badan oo gurya ka dhistayna ay quus ka taagan yihiin guryahii ay dhisteena dib u bilaabay in ay sii gadaan si ay wadamada reer galbeedka isaga soo xaadariyaan iyagoona daliishanaayo maah mahyadii aheyd muslimnimo nin kaan kugu dhaqeen muminnimo qaasa Gaal marasta kuu dhowraa kuu dhaama Rajada laga qaba in Soomaaliya dib u soo hesho nidaam iyo kala daanbeen baa adag xataa shirka Jabuuti hada ka socda wax haday ka soo baxaan xataa waxa kaliya uu soo saaidinaayo waa in dhiig badan oo kale in uu daato iyo bur bur kale maxaa yeelay nin nidaam diid ah si nidaam loogu sameyo waa wax iska adag waayo qof wax rabaa wax loo sameynkaa lakiin umad dhan oo saqiir iyo kabiir isku raacay nidaam diid si loo galiyaa wey adagtahay dayniilecom@hotmail.com deyniilenews@yahoo.com [ January 24, 2009, 09:17 PM: Message edited by: Libaax-Sankataabte ] Quote Share this post Link to post Share on other sites
Twisted_Logic Posted January 25, 2009 Delete the clan mentioning. Lets respect the Golden Rules. --- Also, not long ago u was mocking Dayniile...now you make a whole topic about what 1 man wrote on the website as his own opinion? Its like dedicating a topic to one article on a Somali website written by one individual. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted January 25, 2009 ^^Golden rules respected..As for the topic, the confusion stems from their lack of understanding and planning. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Som@li Posted January 25, 2009 It is Gubaabo, They see a GOLDEN opportunity,and if the Somalis affected by the ongoing fighting in the South, agree on things and work tegehter, a great opportunity for all Somalis. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Coloow Posted January 25, 2009 What golden rule? The title says it all! zero tolerance on tribalism or allow it! Duke wrote: As for the topic, the confusion stems from their lack of understanding and planning" What do you mean by "understanding and planning"? elobrate Quote Share this post Link to post Share on other sites