Sign in to follow this  
General Duke

Jowhar next..

Recommended Posts

Ciidanka xoogga dalka oo kusoo dhaw Jowhar kaddib markii ay saaka soo dhaafen Buulo Barde

 

2810.jpg

 

Ciidamo cudud ballaaran oo ka tirsan kuwa xoogga dalka Soomaliyeed ayaa saaka soo dhaafay degmada Buulo Barde ee gobalka Hiiraan waxana ay kusoo siqayaan dhinaca degmada Jowhar ee gobalka Shabeelaha dhexe.

 

Soo siqitaanka ciidanka xoogga dalka ayaa imanaya kaddib markii maliishiyooyinkii kooxaha argagixisada ee maxakimta ISlamiga sheegta ay soo carareen,dagaallo xoggan oo dhacay kadib.

 

Ciidanka xoogga dalka Soomaliyeed ee saaka la wareegay degmada Buulo Barde oo horayna usoo dhafay ayaa waxa hoggaminaya guddoomiyaha Shabeelaha dhexe Maxamed Dheere,Guddoomiyaha UCS/SSA/SRRC C/qaadir Cabdi Xsan Beebe,Guddoomiyaha Mother USC Col Cabdi Nuurre Siyaad iyo masuuliyiin kale.

 

Masuuliyiintan ayaa la filyaa in masuuliyiintan hoggaminaya ciidanka xoogga dalku ay khudbado ujeediyaan shacabka kunool degmada Buulo Barde iyadoo ciidankii xooga dalkuna ay horay usoo dhafeen degmada Buulobarde iyagoo kuso jeeda magaalada Jowhar.

Kooshin Naasir Carmooyin.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abdi2005   

Expekt big disaster soon, you will be trapet in soon far from your ethiopian reinforcement. You propobly know that no batles has occured in the plases tigrey have captured.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^Another comedian, what happened to being close to Baidoa, why the run all the way to Mogadishu and surrendering of towns? The brave clan courts could not last 7 days huh.

 

Your comments on al-jazeera sound like Baghdad bob, "they are not here", the TFG is here saxib.

 

Jowhar is in play already.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Aweye has never learned from the 90s.

 

Its now clear that the TFG special operations forces are deep deep in ICU territory. They are identifying wether the forces of ICU are somali or foreign terrorists.

Ethiopian airforce is only allowed by TFG to strike where foreign terrosrists have been identified by TFG.

Here is statement by the Defence ministry of Ethiopia:

"The Defense Forces have also inflicted heavy damages on institutions controlled by the fundamentalists’ group through air strikes launched on selected targets with the consent of the TFG. The Mogadishu airport was also hit with machine gun fired from the air."

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this