Sign in to follow this  
Sophist

Roobab ka'day Qaybo kamid ah Puntland, Somalia

Recommended Posts

Sophist   

Roobab ka da`ay meelo ka mid ah gobolka Sool iyo Sanaag

 

 

 

 

 

Roob ayaa xalay si lama filaan ah uga curtay meelo ka mid ah dhinacyadda magaaladda Laascaanood taasi oo ahay mid noolaysaye niyadda dad badan oo quus ka taagnaa biyaha dayreed.

 

Roobkani oo helay degaanka ku teedsan soolka u dhexeeya Tukaraq iyo Ganbadhe ayaa doojiyey degaan badan iyadoo ay si lama filaan ah ay hoos ugu dheceen biyaha iibka ah ee magaaladda Laascaanood oo awal ahaa in ka badan 60,000 oo shilin halka ay haatan ka joogaan 15,000 oo keliya.

 

In kasta oo taniyo xalay ayay dadku filayeen roob hadana maysan moodayn inay isbedelkaasi weyn ay ku samayn karto hogol keliyahi qiimaha biyaha.

 

Dhinaca Gobolka Sanaag ayaa laga soo sheegayaa inay roobab doorahi ay ka de`een meelo kala duwan oo ay ka mid yihiin dhulka ay abaaruhu saameeyeen.

 

Cirku weli waa camiran yahay iyadoo ay dadku filayaan inuu maruun camiro dhulka oo laga baxo cabsidii laga qabey in la waayo dayrta gebi ahaan teedba

 

 

 

Source: R.Laascaanood

 

 

-------------------------------

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this