Sign in to follow this  
Cowke

Galkayo: Update On Construction Of Madrassa. Pictures

Recommended Posts

Cowke   

DSC00141.JPG

 

DSC00152.JPG

 

DSC00158.JPG

 

DSC00162.JPG

 

Xaggee marayaa dhismihii Markazka Al-xikma ee dacwada iyo tacliinta ee magaalada Gaalkacyo.(

Posted to the Web Feb 27, 11:50

 

 

Gaalkacyo:Dhamaan Walaalaha Kheyrka Jecel ee Soomaaliyeed sida aad la wada socoteenba waxaa socday dhismaha Markazka dacwada iyo tacliinta ee magaalada Gaalkacyo waxaana la dhagax dhigay 15/6/2009,Qorshuhu markaas wuxuu ahaa inuu dhamaado dhamaadka sanadkii ina dhaafay ee 2009-ka.

 

Halkaan ka Daawo sawirada Markazka

 

 

Dib u dhacaas waxaa sabab u ahaa waxay shaqadu istaagtay intii u dhexeysay bilihii Sebtember ilaa December codsi ka yimid walaalaha alxikma ee shaqada qaybta ka ahaa awgiis kadibna shaqadiisii dib bay u bilaabatay wuxuuna ku dhaw yahay dhamaad sida aad sawirada ka aragtaan.

 

 

Waxaa xusid mudan in lagu qaymeeyey dhismihiisa 120,000$ dib u habayn lagu sameeyey naqshada oo dhismaha qaybo muhiima oo sinaba aan looga maarmin lagu daray ayaa kharashkii waxaa ku kordhay 10,000 $,Shirkada dhismaha wada waxaa u haray lacag dhan 52.500$.

 

 

Hadaba dhamaan walaalaha khayrka jecel waxaan ugu baaqaynaa dal iyo dibadba inay ka qayb qaataan Dhismaha Markazka dacwada iyo tacliinta ee magaalada Gaalkacyo.

 

Waxaa Mahad gaar ah ay u soo jeedinayaan howl-wadeenada gacanta ku haya dhismaha Markazka dacwada iyo tacliinta ee magaalada Gaalkacyo Walaalaha Al-xikma oo gacan weyn ka geystay hirgelinta Markazkaan waxaan Alle uga baryeynaa in Alle ka abaalmariyo dadaalkooda.

 

abuu c/laahi abuu c/laahi

awdheeli@hotmail.com

Halgan.net

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this