Sign in to follow this  
General Duke

Bossaso: Foreign reporters kidnaped:

Recommended Posts

Boosaaso: Wariyaal Ajnabi ah oo lugu afduubay Magaalada Boosaaso.

26. november 2008

 

Boosaaso(AllPuntland)- Wariyaal Ajnabi ah oo booqasho ku joogey deegaanada Puntland ayaa lugu afduubay Magaaladan Boosaaso ee xarunta gobalka Bari, waxaana Afduubkaasi geystay Kooxo aan la aqoonin.

 

Wariyaashan ayaa tiradoodu tahay 2 Wariye, waxa ayna ukala dhasheen dalalka Ingiriiska & Ireland, waxaana mid ka mid ah laga afduubay Albaabka hore ee Hotelka ay ka daganaayeen Magaalada Boosaaso, halka mid kalena laga qabsaday gudaha Gaarigiisa.

 

Warar Madax banaan ayaa sheegaya in gudaha Magaalada lugu hayo Wariyaashaasi ayna dawladda Puntland ciidamadeedu isku gadaameen wadooyinka ka baxa Magaalada Boosaaso, ayagoo doonaya in aan laga gala bixin Magaalada Wariyaashan oo aysan Kooxahan la aadin dhulka buuraha ah.

 

Wararkii ka soo baxa kala soco www.AllPuntland.com

 

F. C. Geylan

AllPuntland

Share this post


Link to post
Share on other sites
Poker   

Lol@magaalada gudaheeda lagu hayaa...

 

Macnuhu waa yaan odayga activitigiisa laga waramin inta uu tolkii soo kicinaayo. Cade Mussaa ka dambeeya arinta. ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^How would it benefit Cade? It shows that the security which was Puntland brands main attraction is going down hill. thus those who wants a change of admi will have more fule for the fire.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Poker   

^^Waryaa garoowe cidaan adeero Yey magacaabin ma xukumayso. Do U think there will a real election there? C'mon dawg...lets get serious for a minute.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this