Sign in to follow this  
me

War Deg Deg Ah mudaharaad aad ubalaadhan oo ka socda magaalada burco..

Recommended Posts

me   

Afnugaal.com

 

Warkii 03-Oct-2006 iyo Qormadii: C/qaadir gaabuush

 

Wararka ka imaanaya magaalada burco ayaa sheegaya in halkaasi uu ka socdo mudaharaad aad ubalaadhan oo lagaga soo horjeedo jidhdilkii Sh. Maxamed ismaaciil ..

 

Mudaharaadkan oo ah kii ugu balaadhnaa ayaa daba socda kuwa hore uga dhacay gobolada uu ka taliyo daahir riyaale , kuwaas oo lagu diidanaa sida maamulka Somaliland ay ula dhaqan to wadaada masaakiinta ah ee ku jira gacantooda …

 

 

 

 

 

Dadka mudahaarada oo lagu qiyaasay kumanaan , ayaa si koox koox ah umaraya wadooyinka magaalada burco , sidoo kale waxay heegan kii ugu sareeyey la galiyey ciidamada amaanka burco iyadoo laga cabsi qaba in ay rabshado isu rogaan mudaharaadkani …

 

 

 

Mudaharaadayaasha ayaa ku dhawaaqaya halku dhegyo ay ka mid yihiin Allahu akbar ma ogoli jirdilka Culumada Ma ogalin Dabadhilifka Itoobiya IWM.

 

 

 

Intaas ka dib ayaa dadweynihii Mudaharaadayey waxay yimaadeen Garoonka Kubada Cagta halkaas oo ay culumada kala hadleen waxaana halkaas ka hadlay Sh Mubaarax Diiriye Axmed oo ku booriyey in Kuwa la baxay Somaliland ay haday run sheegayaan ay gudi madaxbanaan arinkan u saaraan..

 

 

 

Dadweynaha Reer Waqooyi oo ah dad islaam ah ayaa waxay aad uga xumaadeen wadaadka sida xun loo jirdilay iyaga oo mudaharaadyo ka sameeyey Hargeysa Ceergaabo Xiingalool iyo Burco..

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this