Sign in to follow this  
GAAROODI

Puntland growing instability in the region as number of violent incidents rise

Recommended Posts

GAAROODI   

Xasarada iyo qabqabashada dadka shacabka ah ayaa kusii kordhaysa gudaha maamulka puntland taasoo dhalisay xaalada nabad gelyo o faraha kasii baxaysa iyadoo ay manta Ciidamada Maamul goboleedka Puntland ay Xabsiga dhigeen in ka badan 40- Nabadoon oo lagu eedeeyay inay guubaabinayeen dhalinyaro la sheegay inay abuurayeen xaalada amaan daro

 

Magaalada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar ayaa la sheegay inay howlgalo ay ku baadi goobayaan ciidamada amaanka Maamul goboleedka Puntland sadexdii cisho ee la soo dhaafay ay ka wadeen qeybo ka mid ah Magaalada qardho ayay ku soo qabqabteen in ka badan 40-Oday oo nabadoono ah kuwaasoo ay ku eedaynayaan ciidamada amaanku inay abuurayeen khal khal colaadeed

 

Sidoo kale qaar ka mid ah dadka ku dhaqan magaalada qardho oo lasoo xiriiray xafiiska warqabadka afnugaal ee muqdisho ayaa tibaaxay inay ciidamada amaanka ee puntland ay jaahwareer iyo qas ka abuureen magaalada qardho taasoo ay beruyahanba ay la gebi dhaclaynaysay guud ahaan maamulka puntland xaalad amaan daro oo kusoo korodhay

 

Magaalada Qardho oo ahayd magaalooyinka ugu degan puntland ayaa manta laga dareemayaa xaalad kacsanaan ah taasoo ka abuurantay qabqabashada odayaasha dhaqanka ee laga urursaday Gudaha magaaladaasi islamrkaana laga cabsi qabo inay keento xaalad amaan xumo

Share this post


Link to post
Share on other sites
Thankful   

Just because it is a site from Hargeysa Somalia, doesn't mean you have to try and hide it. Iftin

 

 

You North West Secessionists Somalis, and your constant posting of pieces of an article and hiding the source. When will it end?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this