Sign in to follow this  
Maaddeey

Shariif Xasan (Inside Story)

Recommended Posts

Maaddeey   

Qoraalkan waxaan ku eegi doonaa wixii ka dhex dhacay asbuucii lasoo dhaafay baarlamaanka KMG ah, iyo mala filayay wixii dhacay?, laaluushida xildhibaanada ma runbaa?, waa kuma gudoomiyaha baarlamaanka ee soo socda?, malaga joogsan doonaa mashruucii gaajeysiinta xildhibaanada?.

 

Dhacdo(Event)

 

 

Inta aan waday qoraalkan waxaa dhacay is badalo iyo khilaaf weyn oo soo kala dhex galay madaxda sare ee dawladda oo dad badan ka yaabisay qaabka iyo deg dega ah ee Aadan-Madoobe lagu casilay ama isku casilay labaduba waa la sheegay, hadana wax yar kadib ayaa r/wasaarihii la casilay, hadana wax yar kadib lasoo celiyay (raajactu) mana loo baahan Sheikh iyo marqaatiyo midnaba, waxaa ku filnaaday afhayeen in uu waraaq ka akhriyo. Taas haday wax na tusayso waxay natusaysaa dhibka qotada dheer ee jira iyo in arinta Soomaaliya ay ku jirto ceel dheer, inta badana laga hago meel aan xataa madaxda u muuqan.

dhag ku sii

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this