Sign in to follow this  
Che -Guevara

Baydhabo: Kooxaha Mucaaradka oo caawa la wareegay bar kontorool oo ku taal Baydhabo

Recommended Posts

Baydhabo(AllPuntland)-Weerar gaadmo ah oo ay soo qaadeen kooxo ka tirsan Ururka Al-Shabaab kuwooda ka howlgala gobolada Bay iyo Bakool caawa bar kontorool oo ku taala magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay halkaasi oo ay ku sugnaayeen ciidamo ka tirsan Dowladda oo sugayey amaanka.

 

Weerarkan oo ahaa mid kadis ah oo aysan filaneyn ciidamada Booliska oo halkaasi ka hayey ilaalo ayaa dagaal dhex maray uu socday mudo, iyadoo markii danbe lagala wareegay gacan ku heynta bartaasi Kontorool oo ku taala gudaha magaalada Baydhabo.

 

Ma cadda ilaa iyo weli khasaaraha labada dhinac iyo shacabka soo kala gaaray maadaama xiligu uu ahaa mugdi iyo halkaasi oo ay xereen kooxihii weerarka soo qaaday ee ururka Al-Shabaab oo si dhuumaaleysi ah ugu nool gudaha magaalada Baydhabo.

 

Warku wuxuu intaa ku darayaa in kooxahan la wareegay bartaasi kontorool ay xereen wadooyinka iyadoo ay adag tahay in ay halkaasi ku sii waaraan, waxaana laga yaabaa hadii ay ku sii sugnaadaan in ciidamada Dowladda iyo kuwa Itoobiya ee magaalada ku sugan soo weeraraan si ay dib ugu soo celiyaan gacanta ciidamada dowladda.

 

Magaalada Baydhabo oo ah xarunta Baarlamaanka ayaa waxaa horay Xildhibaano ka tirsan Dowladda ay soo jeediyeen in aysan ku shaqeyn karin maadaama magaalada amaankeeda uu yahay mid la isku haleyn karin, waxaana la ogsoon yahay in horay weeraro lagu qaaday xarunta Baarlamaanka iyo goobo kale.

 

C.M.Cali

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somalia: Ethiopia fed up with Somali leaders

 

 

 

Mogadishu, August 22--(Somali Press Review) Ethiopia was mistaken to think its army had the ability to endow Somalia with wise leaders. In an interview with the Financial Times, the Ethiopian foreign minister Seyoum Mesfin criticized Somalia’s top leaders—president Abdullahi Yusuf Ahmed and prime minister Nur Hassan Hussein—for preferring infighting to nation building. Mesfin’s frustration has to do with Ethiopia’s inability to break the political impasse within the Somalia Transitional Federal Government. Both the president and the prime minister are promoting political agendas that benefit Ethiopia in the long term. Ethiopia cannot choose between the two benefits. The Somali prime minister’s peace overtures to the Alliance for the Reliberation of Somalia (ARS) weakened Eritrea’s influence on the Somali opposition. The Somali president tacitly supports the reconciliation but candidly favours absorbing influential members of the now Djibouti based ARS into the government along clan lines. “The government and parliamentary seats were divided along the 4.5 formula,” he told reporters in Mogadishu few weeks ago in an apparent attempt to deny the opposition the opportunity to expediently play a nationalist card.

 

Ethiopian Foreign Minister’s anger shows that Ethiopia is gradually admitting its forces were unwittingly dragged into Somalia’s messy civil war and that not enough thought was put into post-invasion period to formulate a quick pull-out on the one hand and prod the Somali government it backs to perform on the basis of reconciliation and institution-building benchmarks on the other.

 

Many parts of southern Somalia are now under insurgents’ rule. As Ethiopia continues to count the death of its soldiers since the 2006 invasion to oust Somalia’s Islamic Union of Courts’ forces, one thing is clear, fractiousness in the Somali government and parliament will continue to weaken Somalia’s ‘federal institutions’ .

 

 

 

© Somali Press Review 2008

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this