Sign in to follow this  
QabiilDiid

HIIRAAN HEROES and KAT

Recommended Posts

It was an imperialist design to keep us hooked to Kat drug so that we have economically, morally and sanitarily be weak…..please do not back off to uproot this suicidal culture from our people…...a really social ill

 

Maxkamadaha oo qaadka ka mamnuucaya gobolka Hiiraan

 

B/weyne 04, Nov.06 ( Sh.M.Network) Maamulka Maxkamadaha islaamiga ee gobolka Hiiraan ayaa waqti u qabtay ka mamnuucidda qaadka ee gobolka Hiiraan, ka dib wareegto ay maanta ka soo saareen isla gobolkaasi.

 

Wareegto ka soo baxday maxkamadda ku dhaqanka shareecada islaamka ee gobolka Hiiraan ayaa waxa ay ku sheegeen in muddo bil ka dib ay qaadka ka joojin doonaan gobolka Hiiraan.

 

Taliye k/xigeenka saldhigga Booliska Sheekh Xasan Axmed ayaa Shabelle uga war bixiyay wareegtadani, isagoo sheegay in ka ganacsiga qaadka muddo bil ah loo qabtay in laga joojiyo gobolka si loo yareeyo isticmaalka maandooriyaha.

 

Ka ganacsiga qaadka oo ay ku tiirsan yihiin nolosha qoysas badan ayaa ah markii ugu horeysay oo laga mamnuucayo gobolka Hiiraan, ka dib kulamo wada tashi ah oo maalmihii la soo dhaafay ay lahaayeen mas'uuliyiinta maxkamadda.

 

Inta badan qaadka laga cuno Somalia ayaa waxa uu ka soo galaa dhanka Kenye, iyadoo Somalia haddii laga mamnuuco qaadka ay dhici karto in dhaqaalo badan halkaasi ka imaan jirey lagu waayo.

 

Dhinaca kale tuulooyinka Coomaadi iyo Beer-gadiid ayaa waxaa looga dhawaaqay maxkamad islaami ah oo hoostageysa Midowga maxkamadaha islaamka.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jabhad   

To eliminate Khat from our soil will weaken the economies of our enemies who happen to be our neighbours and will strength our people and our country. Expect Kenyans and Ethiopians to use any available means to stop such novel undertaking by the MMI.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this