Sign in to follow this  
who-me

Isbaaro is hard coded in the brains of some TFG soldiers..

Recommended Posts

who-me   

I think isbaaro is an innate nature of some and it just kicks in when ever the opportunity of erecting one arises. The so called government spent countless efforts and resources to train this people and still they are acting this way, which still makes you think if they are ready enough to take on alshabaab. I guess not.

 

 

 

-------------------

Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Somalia oo muddo saacado ah ku dagaalamay qeybo ka mid ah degmada Wadajir ee magaaladda Muqdisho

 

Askar ka wada tirsan kuwa dowlada Somalia ayaa maanta dagaal kulul waxaa uu ku dhexmaray xaafada loo yaqaano Nasteexo oo ku taala degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho sida dadka deegaankaasi ku dhaqan ay sheegayaan.

 

Dagaalkan oo intiisa badan la isku adeegsanayo hubka noocyadiisa kala duwan oo ay ku jiraan gantaalaha garabka laga gano ayaa saameyn aad u daran ku yeeshay socodkii dadka iyo gaadiidka ee deegaankaasi, isagoo hakadna geliyey dhaqdhaqaaqii ganacsiga ee degaankaasi ka jiray.

 

 

Dagaalka oo bilowday 11:00 barqinamo ayaa soo gaaray illaa 2:00 duhurnimo, iyadoo rasaas wiifto ah oo aad u fara badana ay gaareyso deegaano ka baxsan halka lagu dagaalamayo oo ku yaala isla degmada Wadajir.

 

Ciidamada dowladda ee ku dagaalamaya degmada Wadajir ayaa la sheegay iney u kala baxeen labo beelood oo kala ah ****** iyo Xawaadle markii ay isku qabteen qaabka loo qeybsanayo lacago baad ah oo halkaasi looga qaado gaadiidka dadweynaha sida dadka deegaanku ay sheegayaan.

 

Si rasmi ah looma oga qasaaraha dagaalka ka dhashay ee soo kala gaaray labada dhinac ee dagaalamaya iyo dadka rayidka ah ee halkaasi degan intaba, hase ahaatee warar laga helayo ilo kala duwan ayaa sheegaya inuu jiro qasaare dhimasho iyo dhaawac leh oo dad rayid ah soo gaaray, iyadoo dagaalkuna uu weli soconayo.

 

dayniile

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this