Sign in to follow this  
General Duke

Bosaso: State excutes two sentenced to death,,,

Recommended Posts

Boosaaso: Xukun dil ah oo lagu fuliyay dagaalyahano lagu soo qabtay buuraleyda Galgala.

1. November 2010

 

APL

 

 

Boosaaso(Allpuntland)-Maxkamadda darajada koowaad ee Maamul goboleedka Puntland ayaa xukun toogasho ah ku fulisay Axmed Faarax ******* (Muxsin) oo 22 jir ah iyo Saciid Cusmaan Saciid (Zudeysi) 31 jir ah, kuwaasi oo la sheegay in lagu soo qabtay dagaaladii ka dhacay buuraleyda Galgala ee Gobolka bari oo uu ka dagaalamayay Wadaadka la yiraahdo Sheekh Attam.

 

Xukunkan toogashada ah oo maanta ka dhacay magaalada Boosaaso ayaan Saxaafadda ka qeybgelin, iyadoo Maxkamadda ay sheegtay in raggan la soo qabtay 10/09/2010 xili ciidmada Puntland ay dagaal kula jireen maliishiyada Attam.

 

Falkani ayaa noqonaya kii ugu horeeyay ee Maamulka Puntland ka fuliyo deegaanada uu maamulo, iyadoo dhowaan uu sheegay Madaxweynaha Puntland C/raxmaan Faroole in guud ahaan Puntland ay ka sifeeyeen wax uu ku sheegay argagixisada caalamiga ah.

 

Maxamed Xasan Jeeri

AllPuntland, Muqdisho.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Shilling   

Well done!

 

I still don't see why the state gave them a trial; they should've been killed without due process. They were caught aiding and abetting the faceless coward and thus should've been shot the minute they were apprehended. Because of their actions the states security has been threatened and lives have been endangered.

 

Well done nevertheless, well done.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this