Sign in to follow this  
Yaabka-Yaabkiis

I GET QUESTION YAA MUSLIMIIIN

Recommended Posts

Qaf ayaad waxaad ku aragtay Falal xun xun sida waxyaalaha aan ALLAH baneenin uuuna baneen adeeegsigiisa ama sixirka sida u dhanyahay waxaa kalo dareentayay ama aragtay in qaftaas waxayaalo badan u qarsantahay sida Qaniisnimada iyo waxyeele kale...waad aragtay ama waad hubtaaa ama adiga ayuu kuula yimid ama kuugu dayay....

 

DIINTA MA QABTAA IN AAD FADEEXEESID OO AD SHEEGTAY QURUNKA MUSLIMKA KULA DHEXJIRO IYO WAXA U YAHAY OO AAD HUBTID.

 

Salaamaha an waa Yaabay!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Nur   

Yaabka Yaabkiisa

 

Runtii, waxaad sheegtay waa wax yaab badan leh, inkastoo la filan karo samanka aan joogno.

 

Diinta wexey na fareysaa in wanaagga aan isu sheegno, sharta iyo xumaantana aan iska celinno, laakin waxaa loo baahan yahay in xikmad la adeegsado, maxaa yeelay, waxaa dhici karta in adigoo kheyr ka talinaya aad dhibkii aad joojin laheyd, aand mid ka weyn dhaliso.

 

Labada dambi ood ku sheegtay waa culus yihiin, hadaba aad u hubi iskuna day inaad u heshid markhaati kula arka shartaas si wax looga qabto dadkana looga digo.

 

Hadaba, haddaad si cad aad u aragto qof dadka ku dhex jira, oo qarsanaya dunuubta waaweyn ( Kabaa'ir), isla markaasna aad dadka inuu saameeyo aad uga baqdo waa inaad degdeg ku gaadhsiiso arrintaas culimada ama sheikhyada ama imaamyadaa Masjidka deegaanka.

 

Adigana arrintaan Allah ajar badan kaa siiyo.

 

 

Nur

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this