General Duke Posted July 31, 2003 Kulan Dhexmaray Xubno Ka Socda Kongareeska Maraykanka Iyo Madax Soomaaliyeed Labo xubnood oo ka socda kongareyska Marayka oo beryahaan ku sugnaa madasha shirka dib u heshiisiinta Soomaaliyeed ayaa shalay galab kulan la yeeshay xubno kala duwan oo kala metelayey qaabka looga qaybgelayo shirka dib u heshiisiinta Soomaaliyeed. Dr Ugaas C/raxman Ugaas Khaliif, Xassan Abshir, Caasho Xaaji Cilmi, Maxamad Qanyare iyo Col Shaatiguduud oo kala metelayey, odayaasha dhaqanka, DKMG ah, SRRC, Bulshada rayadka ah iyo G8. Ujeedada kulankaan ayaa lagu macneeyey in wafdigani wax ka ogaado habsami u socodka shirka kooxaha Soomaalida uga soconaya Mbgathi. Xassan Abshir ayaa u sheegay wafdiga in DKMG ahi ay shirka joogto wax dhibaato ahna aysan jirin, bixitaanka C/qaasimna uu yahay mid shakhsiyeed, taasoo ay dhibsadeen xubnihii kale ee kulanka ka qeyb gelayey, iyagoo u arkayey in aysan munaasab ahayn in kulanka loo soo raro khilaafkii u dhaxeeyey TNGda. Wafdigan ayaa dhinacooda si kooban uga warbixiyey ujeedada socodkooda, iyagoo sheegay in ay u yimaadeen si ay ugu kuur galaan xaalada uu shirku ku suganyahay, iyagoo balan qaaday in hadii wax loo dhanyahay oo la isku raacsanyahay uu shirka ka soo baxo in ay dawlada Maraykanku ay taageeri doonto. Wafdigan ayaa maanta la kulmay C/laahi Yuusuf, isagoo qado u sameeyey. Quote Share this post Link to post Share on other sites
guraad Posted July 31, 2003 Brother smith thank for posting this . and its good that they met puntland president , puntland is largest somali state which have full peace , law and order . i am for puntland president to become president of somalia he will do great job . Quote Share this post Link to post Share on other sites
king_450 Posted August 1, 2003 SnW, as always i enjoy your posting and thanks for the info. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Thinkerman Posted August 1, 2003 Sorry for being a pest but can anyone of you go to the triuble of transalting the above story... thx Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted August 1, 2003 OG_GIRL, I LIKE YOUR CONFIDENCE WE NEED SOMEONE LIKE YOU TO FOCE US TO HAVE PEACE LOL. Quote Share this post Link to post Share on other sites