Sign in to follow this  
Suldaanka

UK embassy officials for Ethio, Kenya and Yemen arrive in Hargeisa

Recommended Posts

Wefdi Balaadhan oo Ka Socda Safaaradaha Ethiopia , Kenya iyo Yeman oo Somaliland Booqasho Ku Yimid

 

Written by Qarannews

Jun 09, 2008 at 10:36 AM

 

Hargeysa (Qarannews)- Wefdi ka socda Safaaradaha dalka Ingiriisku ku leeyahay dalalka Itoobiya , Kenya iyo Yeman ayaa shalay booqasho ku yimid Somaliland.

 

Wefdigan oo uu hogaaminayay Safiir ku xigeenka safaarada Ingiriisiku ku leeyahay Itoobiya Mudane John Marshal , ayaa ka dib markii ay ka soo degeen garoonka diyaaradaha ee Hargeysa waxa xafiiskiisa ku qaabilay Wasiirka Arrimaha Dibada Somaliland Mudane Cabdillaahi Maxamed Ducaale.

Wasiirka Arrimaha dibada , ayaa kulankaa uu wefdigan la yeeshay waxa uu sheegay in ujeedada socdaalka wefdigani dalka ku yimaadeen ay ugu muhiimsan tahay sii xoojinta xidhiidhka labada dal ee Somaliland iyo Ingiriiska.

 

Wasiirka oo safarka wefdigan uga waramay TV-ga Qaranka waxa kale oo uu sheegay in wefdigani muddo laba cisho ah dalka ay joogi doonaan , isla markaana booqasho ay ku tagi doonaan Magaalada Berbera.

 

Wasiirka Arrimaha Dibada kulankan uu la yeeshay wefdigan waxa ku weheliyay Wasiirul dawlaha Arrimaha Dibada JSL Mudane Siciid Maxamed Nuur.

 

Dhinaca kale , warsaxaafadeed uu soo saaray Agaasimaha Guud ee Wasaarada Arrimaha Dibada Cawil Muxumed Faarax ayaa waxa lagu sheegay in isla shalay Wasiirka Arrimaha Dibadu uu ku qaabilay Xafiiskiisa laba sarkaal oo ka tirsan hay’adda EDC.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Hargeysa (Somalilandnation)- Wefdi ka socda Safaaradaha dalka Ingiriisku ku leeyahay dalalka Itoobiya , Kenya iyo Yeman ayaa shalay booqasho ku yimid Somaliland.

 

Wefdigan oo uu hogaaminayay Safiir ku xigeenka safaarada Ingiriisiku ku leeyahay Itoobiya Mudane John Marshal , ayaa ka dib markii ay ka soo degeen garoonka diyaaradaha ee Hargeysa waxa xafiiskiisa ku qaabilay Wasiirka Arrimaha Dibada Somaliland Mudane Cabdillaahi Maxamed Ducaale.

 

Wasiirka Arrimaha dibada , ayaa kulankaa uu wefdigan la yeeshay waxa uu sheegay in ujeedada socdaalka wefdigani dalka ku yimaadeen ay ugu muhiimsan tahay sii xoojinta xidhiidhka labada dal ee Somaliland iyo Ingiriiska.

 

Wasiirka oo safarka wefdigan uga waramay TV-ga Qaranka waxa kale oo uu sheegay in wefdigani muddo laba cisho ah dalka ay joogi doonaan , isla markaana booqasho ay ku tagi doonaan Magaalada Berbera.

 

Wasiirka Arrimaha Dibada kulankan uu la yeeshay wefdigan waxa ku weheliyay Wasiirul dawlaha Arrimaha Dibada JSL Mudane Siciid Maxamed Nuur.

 

Dhinaca kale , warsaxaafadeed uu soo saaray Agaasimaha Guud ee Wasaarada Arrimaha Dibada Cawil Muxumed Faarax ayaa waxa lagu sheegay in isla shalay Wasiirka Arrimaha Dibadu uu ku qaabilay Xafiiskiisa laba sarkaal oo ka tirsan hay’adda EDC.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Hargeisa (Qarannews)- A large delegation of British diplomats from United Kingdom embassies in Kenya, Ethiopia and Yemen have arrived on a visit to Somaliland.

 

The delegation led by Mr.John Marshall, deputy ambassador at the British embassy in Addis Ababa were met at Egal International Airport by the Somaliland Foreign Minister, Mudane Abdillahi Mohamed Duale, the Minister of State, Saeed Mohamed Nur and senior members from the ministry including the protocol department.

 

Speaking briefly to the gather media at the Egal International Airport in Hargeisa, Mudane Abdillahi Duale stated that the British diplomats are on a visit to Somaliland as part of the strengthening of the ties between the two nations.

 

Mudane Abdillahi Duale, the Somaliland Foreign minister also stated that the delegation will be in Somaliland for the next two days and will also visit the port of Berbera.

 

In other news, the Director-General of the Somaliland Foreign Ministry, Mudane Awil Muhumed Farah also confirmed that the Somaliland Foreign minister also met with a delegation from the European Development Commission (EDC) yesterday in Hargiesa.

Share this post


Link to post
Share on other sites

2569362891_cda4954bc4.jpg

 

Hargeysa(sl.no), 11 june 2008 - Wefdigii ka socday diblomaasiyiinta Safaaradaha Ingiriiska ee Dalalka Itoobiya , Kenya iyo Yeman , oo booqasho laba maalmood ah ku joogay Somaliland ayaa shalay galab ka dhoofay , ka dib markii ay dhamaysteen socdaalkoodii.

Wefdigan oo uu hogaaminayay safiir ku xigeenka Ingiriiska ee dalka Itoobiya John Marshal , oo saxaafada ugu waramayay dhabada diyaaradaha ee Magaalada Hargeysa intii aanu ka dhoofin dalka ayaa sheegay in socdaalkoodu uu qayb ka ahaa sii xoojinta xidhiidhka Iskaashi ee ka dhaxeeya labada dal.

 

John Marshal waxa uu sheegay in mudadii labada cisho ahayd ee uu Somaliland ku sugnaa uu kulamo kala duwan la yeeshay masuuliyiinta Somaliland , isla markaana ay xog warano kala duwan ka dhagaysteen Wasiirka Arrimaha Dibada Somaliland Mudane Cabdillaahi Maxamed Ducaale .

Dhinaca kalena , Wefdigani ayaa habeen hore uu Wasiirka Arrimaha dibadu u sameeyay casho sharaf , isla markaana uu uga xog waramay xaalada siyaasadeed ee dalka , gaar ahaan heshiiskii dhawaan saddexda xisbi Qaran iyo xukuumadu ay saxeexeen ee lagu soo afjarayay khilaafaadkii siyaasiga ahaa ee ka jiray dalka.

Wasiirku waxa uu wefdigan u gudbiyay warbixin ka hadlaysa xaalada Somaliland ee dhinacyada Nabad gelyada , Dimquraadiyada iyo qaddiyada ictiraaf raadinta.

 

 

Source: Somalilandnation

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this