Sign in to follow this  
General Duke

Amir Sharif calls on the clan the clan responds

Recommended Posts

Bashiir_Rage_14.jpg

 

Bashiir Rage Shiraar oo goor dho w ka soo degay Garoonka Diyarad aha Muqdisho,

 

 

MAY 15, 2009 Radiofreesomalia.com

 

Labadii maalmood ee la soo dhaafay ayaa waxaa magaalada Muqdisho ku soo qul qulayay masuuliyiin, ganacsato , saraakiil, aqoonyahan iyo dhalinyaro farabadan oo dhamaan ka kala yimid dalka gudihiisa iyo dibediisa , kadib markii ay qabaa'ilo huwan ah uu hogaaminayo Xasan Dahir Aweis ay weerarada ku qaadeen degaanada beesha Muddulood.

 

Sidoo kale waxaa malinimadii shalay soo gaaray magaalada Muqdisho Gudoomiyihii hore ee Magaalada Muqdisho MAxamed Cumar Xabeeb iyo ciidamado bada oo daacad u ah.

 

Labadaan ( 2) mas'uul ku soo laabashadooda xamar ayay warar is-qilaafsan sheegayaan, inay labadan mas'uul ku soo laabteen codsi uga yimid Dowladda midnimada qaran, warar kalana waxaay sheegayaan inay imaashadoodo la xariiirto shir ay beeshoodu ***** ****** Mudulood dhowaan ku yeelatay Hotel Nasahablood 2, taariikhdu markey aheyd Maay 12th, 2009.

 

Sikastaba arrintu ha ahaatee waxay wararku sheegayaan, markii ay labadaan dagaalyahan Mohamed Dheere iyo Bashiir Raage soo gaareen Muqdishu inay kulan deg deg ah la galeen mas'uuliyiinta caanka ah oo kala ah: Xaaji Muuse Suudi Yalaxow, Eng.Caddow, Salaad Cali Jeele, Cumar Finish, Mohamed Osman Ali ( Dhagax-Tuur). Gen Gacmo Dulle, Nuur Dikhle iyo Guddoomiyaha Degmada Yaaqshiid Muhudiin Hassan ( Jurus).

 

Wararku waxay sheegayeen in shirkaan mas'uuliyiintaan uu albaabadu u xirin yihiin ilaa haddana aysan wax war ah ka soo bixin shirkooda.

 

RFS _Muqdisho

Share this post


Link to post
Share on other sites
Raamsade   

He didn't stop spreading falsehood. This war is between Dowladdoon vs Dowladdiids. It has nothing to do with clan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

^ :D , This term of 'Dawlad-doon Vs Dowlad-diid' was created by Xuub sireed's Idamaale, now Mr Raamsade finds courage to use it...

 

As for in Raage Sheeraar, he's eying to take back his Ciseley Airport, and nothing more, Shariif-ku nimankaan inay udagaalamayaan kaliya ayuu uqabaa balse dhibtay ula imaan doonaan ayaa kadaran... tii Indha'ade karaacday kuma quusto miyaa, but then again if pays close attention to the situation on ground one asks, does he have a choice?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Raamsade   

Originally posted by Emperor:

^
:D
, This term of 'Dawlad-doon Vs Dowlad-diid' was created by Xuub sireed's Idamaale, now Mr Raamsade finds courage to use it...

Who cares who coined it so long as its usage is apt. This conflict is not about clan but about principles.

 

 

Duke, his incompetent opponents are doing such good job of keeping him buoyed.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this