Sign in to follow this  
General Duke

Abu Mansuur clown now threatens UN- some one speak to the lad

Recommended Posts

Afhayeenka al-shabaab ahna sarkaal ka tirsan oo wacad ku maray in ay isku si ula dagalamnayaan Itobiya iyo Ciidamada ay Q.midoobay u soo fasaxday Xeebaha Soomaaliya iyo Dilkii cabas oo uu ku tilmaama

 

(04-06-2008) Afhayeenka Ururla Hubeysan ee al-shabaab sheikh Muqtaar rooboow abuu mansuur kana mid ah saraakiisha ka dagaalanta Gobolada dalka sida diinsoor oo uu qabsaday Horaantii sanadkaan ayaa ka warbixiyay sida uu u arko ciidamada Q.midoobay ay leeyihiin oo soo gaaray manta Muqdisho xeebteeda.

 

 

Sheekha ayaa ka hadalay maraakiibtii saakay timid Xeebaha soomaaliya waxa uuna wacad ku maray in ay isku si ula dagalamayaan ciidamada itobiya ee xooga ku jooga soomaaliya iyo Ciidamada Q.midoobay ay u fasaxday in maraakiibtooda ay ka waardiyeen karaan Bur cad badeedka waxa uuna wax laga xumaado ku tilmaamay dilkii Cabaas Maxamed Ducaale oo ahaa afhayeenka ganacsatada gobolka Banaadir.

 

“Waxaan u sheegayaa kuwa isku sheegaya Q.midoobay in ay isku mid noo yihiin ayaga iyo kuwa aan la dagaalano ee Itobiya waxaan u sheegaynaa in ay ka dhowrsadaan xeebaheena hadii kale waxay kala kulmaan ayaan arkayna anaga waxaan leenahay naga daaya dhibka aad nagu wadaan iyo diyaaradaha aad nagu dul maraysaan hadii kale waan naqaanaa sida elecotar loo galo.

 

“Waxaan ka xumahay ama aan dusha ceeb iyo eedayn uga tuurayaa dadkii ka danbeeyay Dilkii cabaas Maxamed ducaale waxaan leeyahay waa kuwa dili jiray Odayaasha iyo saraakiisha iyo aqoonyahanada anagana dusha naga saari jiray waxaan u tacsiyaynayaa shacabka soomaaliyeed iyo dhamaan dadkii uu ka tagay Marxuumka.

Dalkanews, Mogadhiso

Share this post


Link to post
Share on other sites

“Waxaan u sheegayaa kuwa isku sheegaya Q.midoobay in ay isku mid noo yihiin ayaga iyo kuwa aan la dagaalano ee Itobiya waxaan u sheegaynaa in ay ka dhowrsadaan xeebaheena hadii kale waxay kala kulmaan ayaan arkayna anaga waxaan leenahay naga daaya dhibka aad nagu wadaan iyo diyaaradaha aad nagu dul maraysaan hadii kale waan naqaanaa sida elecotar loo galo.

Ahh are they the pirates? ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this