Sign in to follow this  
Xudeedi

Badhan: Proposed mosque donated for Abdalla Hiirad (may Allah have mercy on his soul)

Recommended Posts

Xudeedi   

Badhan :: saaka subaxnimadii ayaa la dhagax dhigay masjidka CABDALLA ee magaalada Badhan , masjidkaas oo dhaqaalaha lagu bilaabay loo waqfay marxuum Cabdalle Axmed Hiirad. Hase yeeshee sida ay sheegeen hawl wadeenada gacanta ku haya masjidkan oo kala ah Shiikh C/laahi Barkhadle iyo Shiikh Maxamuud Axmed Hiirad waxay sheegeen iney sama falayaasha u furan tahay iney wax ku darsadaan, iyaga oo kusoo hagaajinaya cinwaanada iyo magacyada hoos ku qoran.

 

Masjidkan oo ku yaalla ka soo horjeedka xarunta Xawaaladda Dahabshiil iyo duleedka Hotel-ka Badda Cas ayaa waxa Dhagax dhiggiisii goob joog ka ahaa Suldaan Siciid Suldaan C/salaam oo isagu noqday qofkii dhagax dhigay.

 

Cinwaanada :

 

1)Shiikh Maxamuud Axmed Hiirad : Tel : 00 252 90 370465 Somalia

 

2)Shiikh C/laahi Barkhadle Tel : 00 252 90 791039 ama 00 252 90 727017 Somalia.

 

3)Fartuun Maxamed Xasan ( Jilbar ) Tel : 001718792212 ama 0016465330124 USA.

 

Ka qayb gal dhismaha Masjidkan , qofkii Masjid dhisa waxa Jannada looga dhisaa guri, alle ha idinka aqbalo waqafkiinna. Aamiin.

 

dhagax%20gurid.JPG

 

dhisme.JPG

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xudeedi   

shaqo%20bilow%20ah.JPG

 

Abdalla Hiiraad, a scholar who wrote many pieces on Somalia's dynamic political atmosphere is remembered by many Solers as many of his pieces were posted here.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this