Sign in to follow this  
Alle-ubaahne

Puntlandpost.com's Unacceptable Errs

Recommended Posts

Where was General Duke, when puntlandpost was making this major error? No editors, I guess. But is he really in Mogadishu, how can he fail to know the foriegn affairs director of the Courts?

 

I am afraid that the guy is still inclined to Cabdullahi Axmed Caddow, the presidential contendor of Abdullahi Yuusuf in Nairobi, Kenya.

 

---------------------------------------

MUQDISHO: Wafdi uu hoggaaminayo Xoghayaha Arrimaha dibadda ee Maxakamdaha oo u dhoofay Dalka Kenya

 

Posted to the Web Oct 19, 09:02

 

 

Muqdisho (PP) - Wafdi ka socda Maxkamadaha oo lagu wado inay ka qayb galaan kulanka dalalka Xiriirka Soomaaliya (Somali Contact Group) uga furmayo Nairobi uuna hoggaaminayo Prof. C/llaahi Xasan Caddow ayaa ka dhoofay Magaalada Muqdisho.

 

Wafdigaan ayaa waxay ku sii jeedaan Magaalada Nairobi halkaasoo ay kaga qaybgalayaan kulanka maanta ka furmaya, waxaana lagu wadaa sida wararka qaarkood ay tibaaxayaan in xubnahaan iyo xubno kale oo uu k mid yahay Madaxweyne Yuusuf la kulansiiiyo.

 

Xubnahaan matalaya Maxkamadaha ayaa waxay ka heleen casuumaad xubnaha Xiriirka Soomaaliya, waxaana shalay halkaas gaaray Madaxweynaha Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed iyadoo horayna uu ugu sugnaa Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya Prof. Ismaaciil Maxamuud Hurre (Buubaa).

 

Kooxda Xiriirka Soomaaliya ayaa kulankooda uga furmayaa Nairobi waxay kaga hadlayaan sidii labada dhinac ee Soomaaliya oo kala ah Dowladda iyo Maxamadaha ay uga qaybgeli lahaayeen kulanka ay garwadeenka ka tahay Jaamacadda Carabta ee lagu wado inuu ka furmo qaybtiisa saddexaad magaalada Khartoum ee dalka Sudan.

 

Lama garanayo waxa ay sida gaarka ah uga wadahadli doonaan Xubnaha dowladda ee uu hoggaaminayo Madaxweyne Yuusuf iyo kuwa Maxkamadaha, waxaase lagu wadaa inay gaaraan heshiis lagu kalsoonaan karo.

 

 

Maxamed Xuseen Jantiile

Wakiilka Puntlandpost - Mogadishu

Share this post


Link to post
Share on other sites

Where was General Duke, when puntlandpost was making this major error?

Ubahane, you know no such error would take place if I was involved.. :D

 

Actually he is the cousin of Cadow, the politician right Ubahane?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this