Alle-ubaahne Posted October 19, 2006 Where was General Duke, when puntlandpost was making this major error? No editors, I guess. But is he really in Mogadishu, how can he fail to know the foriegn affairs director of the Courts? I am afraid that the guy is still inclined to Cabdullahi Axmed Caddow, the presidential contendor of Abdullahi Yuusuf in Nairobi, Kenya. --------------------------------------- MUQDISHO: Wafdi uu hoggaaminayo Xoghayaha Arrimaha dibadda ee Maxakamdaha oo u dhoofay Dalka Kenya Posted to the Web Oct 19, 09:02 Muqdisho (PP) - Wafdi ka socda Maxkamadaha oo lagu wado inay ka qayb galaan kulanka dalalka Xiriirka Soomaaliya (Somali Contact Group) uga furmayo Nairobi uuna hoggaaminayo Prof. C/llaahi Xasan Caddow ayaa ka dhoofay Magaalada Muqdisho. Wafdigaan ayaa waxay ku sii jeedaan Magaalada Nairobi halkaasoo ay kaga qaybgalayaan kulanka maanta ka furmaya, waxaana lagu wadaa sida wararka qaarkood ay tibaaxayaan in xubnahaan iyo xubno kale oo uu k mid yahay Madaxweyne Yuusuf la kulansiiiyo. Xubnahaan matalaya Maxkamadaha ayaa waxay ka heleen casuumaad xubnaha Xiriirka Soomaaliya, waxaana shalay halkaas gaaray Madaxweynaha Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed iyadoo horayna uu ugu sugnaa Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya Prof. Ismaaciil Maxamuud Hurre (Buubaa). Kooxda Xiriirka Soomaaliya ayaa kulankooda uga furmayaa Nairobi waxay kaga hadlayaan sidii labada dhinac ee Soomaaliya oo kala ah Dowladda iyo Maxamadaha ay uga qaybgeli lahaayeen kulanka ay garwadeenka ka tahay Jaamacadda Carabta ee lagu wado inuu ka furmo qaybtiisa saddexaad magaalada Khartoum ee dalka Sudan. Lama garanayo waxa ay sida gaarka ah uga wadahadli doonaan Xubnaha dowladda ee uu hoggaaminayo Madaxweyne Yuusuf iyo kuwa Maxkamadaha, waxaase lagu wadaa inay gaaraan heshiis lagu kalsoonaan karo. Maxamed Xuseen Jantiile Wakiilka Puntlandpost - Mogadishu Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted October 19, 2006 is Prof.Ibraahim Xasan Cadow who is the Foreign affairs of ICU Quote Share this post Link to post Share on other sites
Juje Posted October 19, 2006 Wa damer iyo labadisa dhegood, wa laysku qaldi kara. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted October 19, 2006 Where was General Duke, when puntlandpost was making this major error? Ubahane, you know no such error would take place if I was involved.. Actually he is the cousin of Cadow, the politician right Ubahane? Quote Share this post Link to post Share on other sites