Sign in to follow this  
General Duke

Sweeden will host International reconstruction conference on Somalia.

Recommended Posts

Shir ku saabsan dib udhiska soomaaliya oo ka dhici doona Istockholm

By C/risaq Maxamed Posted to the web 16-10-2004, 13:38:27

 

Sweden:-Sida ay sheegtay wasiirka kaalmada xagga dibada ee wadanka Iswiidhan, Carin Jämtin, waxaa magaalada Istockholm ee caasimada Iswiidhan lagu qaban doonaa 29-ka bishan oktober shir caalami ah. Shirkas waxaa lagaga hadli doonaa sidii markale dib loogu dhisi lahaa wadanka soomaaliya ee buruburku ku habsadey.

 

Waxaana ka soo qayb geli doona shirkaas wadamada aduunka intooda badan. Ka qayb galayaasha ilaa hadeer la sheegay waxaa ka mid ah: UN-ta , bangiga aduunka, ururka midowga yurub,, ururka midowga afrika, ururka jaamacada carabta, wadamada waaweyn ee deeqda bixiya, Norway, Mareykanka iyo Jaban. Haweneydaas wasiirada ah waxaa hadaladeedii ay warbaahinta wadanku soo xigteen ka mid ahaa:

“ Soomaaliya waa wadan u baahan wax walba, sidaas darteed waa inaan ka wada hadalaa sidii aan isula shaqeyn lahayn, iyo weliba wadan walbaa waxii uu ku tabaruxi lahaaâ€

C/risaq Maxamed Xuseen

Gävle- Sweden

habdirisak@hotmail.com

 

............................................................

 

 

Conference will be held in Stockholm capital of Sweeden on the 29/10/2004.

Major world donors will attend including, Norway, USA and Japan as well as the EU, AU, Arab League and the UN.

 

First of its kind to find ways of helping the reconstruction of Somalia.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Wow, horta wadalka waa u baahanyahay in dib loo dhiso, balse wax walba wax aa ka horreeya, marka horre waa in lahelaa Nabad, markaa kadib ayaa dib u dhis suurtagal noqonkaraa. Waan u baahannahay dad inoo dhisa wadankeena marka Ilaahay ha'inooga soo qaado dadka damacsan in ay dalkeena wax u qabtaan Aamiin.

 

 

Wabillaahi Towfiiq:

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this