Sign in to follow this  
Pilgrim

Oil exploration - a step closer

Recommended Posts

Pilgrim   

http://www.garoweonl ine.com/artman2/publ ish/Wararka_19/Madax weyne_Farole_oo_la_k ulmey_shirkadaha_shi daalka.shtml

 

 

 

Wararka

 

Madaxweyne Farole oo la kulmey shirkadaha shidaalka

23 Jul 23, 2009 - 3:58:37 PM

 

 

 

 

Cadde oo Farole uga warbixinaya heshiisyada

Madaxweynaha DGPL Mud.Cabdiraxman Farole ayaa 22 July,2009 la kulmey saraakiil ka socota shirkada Range Resources iyo Africa Oil kaas oo ka dhacey Hotelka uu ka dagan yahay Sharjah ee wadanka Imaaraadka Carabta.

 

Kulankan ayaa salka ku haysay dib-eegis mamulka cusub ku sameynayo heshiisyadii Xukuumadii Cadde Muse la gashay shirkadaha shidaalka kaasoo ay ka qayb galeen Waasirada ka tirsan waftiga Madaxweynaha iyo Agaasimaha hay'ada Batroolka Ciise Maxamud Dholawaa.

 

 

Kulanka dowlada & Range Resource

Wadahadaladaan oo socday maalin dhan ayaa la filayaa iney sii socdaan maalmaha soo socda iyada dowlada Puntland dib-u-eegista heshiisyadaan u adeegsatey qareeno ka madax banaan shirkadaha kuwaasoo talo bixin ka baxshay qaabka wax laga badalayo heshiisyadii lala galey shirkadahaan iyada oo la eegayo danta shacabka Puntland ugu jirta habka qaybsiga dakhliga kasoo baxa hadii lasoo saaro shidaal ama macaadin.

 

Kulankaan ayaa waxaa sidoo kale goob-joog ka ahaa Madaxweynhii hore ee Puntland Gen.Cadde Muse taasoo Madaxweynaha Farole kaga dhageystey warbixino ka ku saabsan heshiisyadii horey loola galey shirkadahaan.

 

 

Dadkii ka soo qayb galey xaladii sharjah

Dhinaca kale waxaa 21 July,2009 magaalada Sharjah ka dhacey kulan balaaran oo jaaliyada ku nool wadanka UAE ku soo dhoweyneysay waftiga uu hogaaminayo Madaxweynaha Puntland Cabdiraxman Maxamad farole kaasoo lagu qabtey Hotelka Radison.

 

Xafladaan oo aad loo soo agaasimey ayaa waxaa hadalo ka jeediyey xubno ka tirsan dadweynaha, Wasiiro, ganacsato iyo Madaxweynaha DGPL Cabdiraxman Farole kaasoo lagu kala warqaatey iyada shacabka ku nool UAE aad u soo dhoweeyeen qaabka cusub ee dowladda Puntland ku shaqeyneyso.

 

 

Agaasimaha Batroole

Waxaa dhinaca kale xafladaan goob-joog ahaa Madaxweynahii hore ee Puntland Mud.Cadde Muse.

 

Madaxweynaha DGPL ayaa soo gaba-gabeyn doona safarkiisa maalmaha soo socda isaga oo ku soo fool leh Puntland.

 

Xafiiska Warfaafinta ee Madaxweynaha Puntland

 

 

 

More Articles

Share this post


Link to post
Share on other sites
Pilgrim   

There's more!

 

http://horseedmedia. net/portal/somali/25 926/

 

Farole oo la kulmey shirkadaha shidaalka Puntland ka baara

July 24, 2009 · Comments (0)

Farole oo la kulmey shirkadaha shidaalka Puntland ka baara | read this item Horseed Media

Dubai, UAE

 

Madaxweynaha Puntland Cabdiraxmaan Maxamed Faroole ayaa magaalada Sharjah ee dalka Isutaga imaaraadka Carabta kula kulmay Wafuud ka socota shirkadaha Bartoolka ka baara Puntland, ee African oil iyo Range Resourse.

 

Kulankan ayaa lagu sheegay mid looga wadahadlayey arrimaha heshiisyadii hore ee la xariiray baarista Bartoolka ee gobalada Puntland, sida lagu cadeeyey qoraal kasoo baxay xafiiska Madaxweyne Faroole.

 

Horey ayey u jireen xiriiro dhexmaray maamulka Puntland iyo shirkadihii horey uga sameeyey Puntland baarista shidaalka, kuwaasi oo heshiis horey ulla galay Xukuumada Puntland, xiligii ay jirtay dowladii Cadde Musse.

 

Kulamada ugu danbeeyey ee ka dhacay dalka Imaaraadka ayaa waxaa sidoo kale goob joog ka ahaa Madaxweynihii hore ee Puntland Cadde Musse.

 

[View with PicLens]

 

Warbixinta looga hadlay kulankan la xariira dhinaca Batroolka, ayaa lagu sheegay in dib u eegis lagu sameenayo heshiisyadii hore ee wax soo saarka, si ay faa’iido ugu ahaato dhinaca Puntland, ayaa lagu yiri qoraal rasmi ah oo kasoo baxay xafiiska Madaxweyne Faroole.

 

Lama cadeyn dib u eegista lagu sameenayo heshiisyadii hore qaabka ay u dhici doonaan iyo qodobada heshiiskii hore ee lala galay shirkada Baara Batroolka ee wax laga bedali doono.

 

Illaa iyo hada qoraalada heshiiska ee Xukuumadii Cadde Musse la gashay shirkadaha batroolka ayaan la shaacin, xukuumada hada xilka la wareegtay ee Cabdiraxmaan Faroole ayaan ayaduna weli soo bandhigin qoraaladaasi, taasoo keeneysa inaan si madax banaan loo dersi Karin habka heshiiskan ay maal gelinta iyo qeybsiga waxsoo saarka u qeybsanayaan Puntland iyo shirkadaha African Oil iyo Range Resource.

 

Kulamadan ayaa waxaa goob joog ka ahaa Agaasimaha Hay’ada Bartoolka iyo Macdanta ee Puntland Ciise Maxamuud Dhoollawaa.

 

Ma jiraan warar faah faahin dheeraad ah oo laga bixiyey kulamadan ka dhacay Imaaraadka oo ay ku sugnaayeen wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha Puntland.

 

Shirkadaha Afrikcan Oil iyo Range Resource ayaa horey magaalada Garowe kulamo ulla yeeshay xubno kamid ah Xukuumada iyo Hay’ada Batroolka u qaabilsan Puntland, kulamadaasi oo looga hadlay sidii meeshoodii looga sii wadi lahaa arrimaha Baaritska batroolka Puntland.

 

Kulamadii Garowe

 

 

[View with PicLens]

 

 

Shirkada African Oil oo ayadu hada ka wada hawlaha guud ee baarista Batroolka Puntland, ayaa dhamaadkii sanadkii lasoo dhaafay ee 2008 soo afmeertay baaritaanka goobaha batroolka uu ku jiro ee Dooxada Dharoor ee gobalka Bari, hawlahaasi baaritaanka ah ayaa waxaa fuliyey shirkad hoos tagta African Oil oo lagu magacaabo IMC.

Share this post


Link to post
Share on other sites
GAAROODI   

we have been waiting for this illusive and mysterious oil for the last 5 years now, dont you think its a bit to much talk and not really any substance.

 

Firstly oil companies need insurance, to get insurance they have to go through insurers and the government. Somalia doesnt have a government. Its not stable thus its not insurable because the chances of the insurer paying out is more than 90%. Secondly these oil reserves are not proven, they are suspected the only proven oil reserves in what use to be known as Somalia was actually proven by Exxon mobile and Chevron back in late 80's these were in several blocks in the north of the country in Las anod (which is under Somaliland rule), Saxil which is berbera, Awdal and the offshore reserves along maid,Saxil and Awdal.

 

Even Somaliland can take out its oil until its recognised, so puntland has a long way to go.

 

keep trying though, but ive been in business and the chances are pretty remote. Can you imagine the oil fields of Saudi Arabia with bombs going off? Not really right!

 

I thought so, its un-investable. What these small companies are trying to do is purchase the rights to these sights at a fraction of the price without an insurer. Sign some sort of an artificial agreement with the government and sell these rights on to major companies when it matures, what they don't know is the somali mind were the policy can change tommorrow and a new guy in charge would mean another contract with a rival company.

 

Overall, this issue happening any time soon is a day dream, its no were close.

Share this post


Link to post
Share on other sites

You guys have lost it indeed. Africa Oil is owned by the Lundin Group of Companies. They have explored for Oil on over 30 countries. Right now Africa Oil is in Ethiopia, Kenya and Puntland.

 

homepage

 

Or are we to trust the waffle of the angry secessionist clanist Oowdweyne. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
GAAROODI   

Dukey, anyone can print a map, and the reality is Ethiopia has a small reserve of gas and this is entirely monopolised by the chinese, the second issue is kenya were there is no oil and that is a fact absolutley none, its been searched and no found and finally according to this map Djibouti has oil, what a joke.

 

Somali's never question nothing, this company is a joke and dukey you seem to be a funny guy as well man.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by GAAROODI:

this map Djibouti has oil, what a joke.

 

Somali's never question nothing, this company is a joke and dukey you seem to be a funny guy as well man.

LOOL. The Lundin Group of companis are a joke? :D

 

Ever heard of a small firm named Hunt Group and what they did in Yemen?

 

Adeer the joke here is your envy and anger at this story. The fact is for 18 years you have been claiming recognition is coming. Puntland oil will be on the world markets before there is such a thing as Somaliland Thats a fact. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
GAAROODI   

Recognition is one thing, but oil is another matter all together progress, ive seen what you consider progress in puntland, (soup). Im sure we will have this conversation again and one month from now you will post the same pictures. Oil, what oil? You are better off selling camel milk to the world, if your camels can find enough water that is.

 

looooooool. We will see.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^For 18 years you have been begging for recognition and its not coming.

 

For a few years PUNTLAND a state part of Somalia a country in deep civil war has managed to convince against all odds to get westerner firms to come and explore its regions, carry out surveys and studies and this has been done in remote regions of Bari that has not been explored for over 20 years and some never before.

 

This is not digging for water old boy or pretending the Queen is ones mother. It’s a gradual process and so far it continues and these firms keep courting the new admin even though Faroole was against them before, they have not blinked and continue as you see today. In a few years we have changed what it means to do business in Somalia. You are still as you were part of Somalia begging for recognition.

Share this post


Link to post
Share on other sites
GAAROODI   

I dont see any oil...duke.

 

I dont think you have any.

 

At least we have a chance at recognition and even if we dont get it, we will take over all of Somalia including Puntland, can you stop us?

 

no you cant, you cant even take back las anod, no army, no police, no economy, pirates, human trafficing.

 

Bring it on.

 

For Somaliland, its Recognition or we take over all of Somalia for good no questions asked and no one will stop us.

 

Etheir way we win.

Share this post


Link to post
Share on other sites
GAAROODI   

And when i say we will take it over that means forever. Somalia will belong to us and Somaliland will own every square inch you can stay in your pirate and trafficing dens. but you have to understand that things will change when the Somaliland flag flys high over bosaso and garowe and our soldeirs and our soldeirs do a dame good job. Garowe is 1 hour away from las anod dukey and we know you cant stop Somaliland so you better pray i get recognition or else im comming for you and the villagers of garowe and bosaso, im sure i can do with more land.

Share this post


Link to post
Share on other sites
GAAROODI   

mmmmmuuuuuhaaaaahhha aaa.........!!!

 

loooooooooool, in all honousty. I hope we dont get recognition because that would be to good for you, i want to own every square inch of Somalia and i know the alshabab and the pirates of puntland would run away when they see the Somaliland tank division charging towards them, they can do what puntland has done surrender and submit. Why only take the resources of Somaliland when you can take the human resource of Somalia and its minirals,ports and resources as your own.

 

Politics is a dirty game, but as machievelli argued it is better to be feared than loved.

 

 

And by the way if you think that means you could come to Somaliland think again, you would probably get linched there, just got back and the sorts of stuff i witness were halarious.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by GAAROODI:

I dont see any oil...duke.

 

Don’t worry lad the Oil, it’s in the exploration phase, research work, drilling and then exploitation.

 

Your recognition is, begging the Queen, reminding Britain what great slaves you were once and insulting the rest of Somalia. It has not worked at all.

 

Now calm down lad, don’t lose the plot.

Share this post


Link to post
Share on other sites
GAAROODI   

if you actually think your getting oil any time soon, you've lost the plot.

 

I win etheir way if i get recognition or not Somaliland gets stronger year after year, its army grows larger every year, its currency gets stronger and every year it is more developed than the last. I actually perfer it to london which is a depressing place, not to worry be their in december.

 

as i said duke, recognition or no recognition its check mate buddy. Somaliland still comes out on top.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this