Sign in to follow this  
Juje

Cabdulaahi Yuusuf:- Geedi Waa Nin Tigree ah Somali maahan

Recommended Posts

Juje Walaal inanka me wuu kaa saxsan yahay markaan, waayo gacan walaaltinimo buu kuu soo fidiyey ka qaado. anigu waxay iila muuqataa in meesha waxa keliya dooda loo soo galay inay tahay in la is fahmo oo aragtida la iswaydaarsado si la isugu soo dhawaado, maha in colaada joogto la sii wado mar haddu mid soo dhawaado qalbi furan baa lagu soo dhaweeyaa.

Me adigana maddaam aad garatey waxa ay yihiin kuwa dalk u taliya waa inaadan maanta iyo wixii ka danbeeya qiil danbe u yeelin ama u doodin xumaanta goorta laga sheego. Hadda rag iyo dumarkiina soomaalida ah ee meesha isugu yimid hal baan idinka wada codsanayaa waa haddaad daacad tihiin. Nin ama naag waloy qaado warqad iyo qalin. Warqaddaa u qaybi labo dhinacna khalad ku dul qor dhinacna sax ku dul qor, deeto qoloda aad raacsantahay ugali waxa ay ku sax sanyihiin iyo waxa ay ku qaldan yihiin is barbar dhig waxaad ogaan waxaad raacsantahy inaysan soomaali waxba u hayn.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this