Sign in to follow this  
Che -Guevara

Demonstrations in Las Anod-Video

Recommended Posts

mudaharaad balaadhan oo ay bulshada reer laascaanood kaga soo hor jeedaan Xasuuqii kadhacay magaalada buuhoodle ee goblka cayn kaasoo ay ciidamada ethopia Xasuuq ugu Geysteen Shacabka reer Buuhoodle.

 

Dadkan mudaharaadayey ayaa iyagu dhagxaan dhigay wadada laamiga ah ee dhex marta magaalada laascaanood, mudaharaadayashan ayaa watay Calanka Jamhuuriyada Somalia ee buluuga ah

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

wow... very beautiful

 

People of Laas Caanood waving the flag of United Somalia, showing their full to SSC Mujaahidiin and the unity of Somalia

 

 

Long Live SSC, United Somalia

 

Long Live the Blue Flag

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

laascaano_mudaharaad-300x192.jpg

 

Banaanbixii ugu waynaa ayaa saaka markale ka dhacay magaalada laascaanood halkaasoo ay isugu soo baxeen boqolaal haween iyo carruur iyo dhalinyaro ah kuwaasoo ka soo horjeeda dagaalada ka soconaya magaalada widhwidh.

 

Banaan baxyaasha ayaa waxay ku dhawaaqayeen hadalo ka dhan ah maamulka somaliland iyo maamulka addis ababa kuwaasoo dhibaatooyin u gaystay shacabka gobolada ssc .

 

waxaa kaloo maanta maxkamadda ay leeyihin maamulka riyaale ku xukuntay 20 labaaton qof oo isugu jira haween iyo carruur dhalinayaro min hal sano.

 

Guddoomiyaha Gobolka oo ka hadlay TV ga universal mr askar ayaa sheegay inay xukumeen dadkan shacabka ah guddiga nagabad gelyada gobolka sool waa sida uu hadalka u dhigay.ayna u xidheen si ay u joojiyaan banaanbaxyada ay wadaan ,waxaana jirtta tiro kale oo maantana labqabtay.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this