General Duke Posted April 2, 2007 LONDON: Wasiirka Maaliyadda ee Dowladda FKMG ah ee Soomaaliya oo si diiran loogu soo dhoweeyey London Posted to the Web Apr 03, 00:33 London: (pp) - Wasiirka Maaliyadda ee dowladda federaalka KMG ah ee Soomaaliya Dr. Xassan Max'ed Nuur "Shaatiguduud" oo booqasho gaaban ku soo gaarey magaalada London ee dalka Ingiriiska ayay jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan London ku soo dhaweeyeen si diiran. Xafladda oo uu guddoominayay Xoghayaha Guud ee Golaha Nabadgalyada Soomaalida UK ee Somali Peace Council ayaa lagu furay aayado quraan oo uu halkaasi ka aqriyay Sheikh Axmed Mataan, ka dibna waxaa halkaasi hadallo soo dhaweyn ah ka soo jeedisay Gudd. ku xigeenka Golahaas Drs. Sureer Abshir Muusse Ka dibna waxaa hadallo qiimo leh halkaasi ka soo jeediyay Wasiirka wasaaradda Maaliyadda Dr. Xassan Max'ed Nuur "Shaarguduud" oo ugu waramay Jaaliyadda Soomaaliyeed xaaladda guud ee dalka iyo qabashada shirka dib u heshiisiinta ay dowladdu ku baaqday bartamaha bishan April. Hadalka wasiirka ka dib waxaa halkaasi iyaga ka hadlay xubno ka tirsan Golaha Nabadgalyada Soomaalida Uk ayna ka mid ahaayeen:- 1. Muxudiin Cumar Cirro 2. Aadan Shire Cusmaan 3. Cali Cabdulle Guurre 4. C/qaadir Telegareys 5. Abba Sheikh Abuu Mudhir Waxayna uga mahadceliyeen wasiirka aqbalaadii uu ka aqbalay in uu kala soo qeybgalo munaasabadii lagu soo dhaweynayay.Gebagabadii barnaamijkaasina waxaa hadallo ka soo jeediyay Xoghayaha Guud Golahaas C/casiis "Xildhiban" una mahadceliyay dhammaan Soomaalidii ka soo qeyb gashay munaasabaddaasi, wuxuuna si gaar ah ugu mahadceliyay intii kala qeyb gashay suurtagalinta xafladdaasi, gaar ahaan C/kariim Yaanyuurow, C/qaadir Dhagacadde, C/rashiid Xaaji Xassanow, Ibraahim Baafo iyo filim qaade C/llaahi Affey. Alasow London, UK Quote Share this post Link to post Share on other sites
Captain Xalane Posted April 2, 2007 Nice pics.He is no DR though,he is a colonel by rank and iswas a military Jurist. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted April 2, 2007 ^^^They add the title as they get older. lol.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taako Man Posted April 2, 2007 Anybody with a bachelors in Somalia is considered a doctor. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted April 2, 2007 ^^^Indeed.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taako Man Posted April 2, 2007 BTW Minister Shaatigaduud is the one in the middle with the brown scarf. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Captain Xalane Posted April 2, 2007 Lol.Taako u are right. Quote Share this post Link to post Share on other sites