Sign in to follow this  
Kamaavi

Xuduudda Kenya Iyo Itoobiya oo Kacdoon Ka Taagan Yahay.

Recommended Posts

Kamaavi   

4uuufk.jpg

 

Dagaal Dhuumasho ah ayaa ka dhacay Xudduuda Kenya iyo Itoobiya Halkaas oo Qabiil Degan Xudduuda Itoobiya uu weerar Mir ah ku qaaday Xero Ciidan oo Police Kenya lahaa Meshaas oo ay Ku dileen Taliye Ciidaan Lix ka mid ah Ciidankana La tageen Meesha ay Hub Badan Furteen.

 

Qabiilkan oo Lagu Magacaabo Merille ayaa ah qabiil Xoolo Dhaqato ah uu Hubaysan Degana Xudduuda Itoobiya, Sida uu u sheegay Saxaafada Dalka Kenya Taliyaha Police ee Gobalka Turkana Christopher Musambu.

 

Xaalada Amniga Kenya iyo Itoobiya ayaa Maraya Meel aad u xun Iyadoo Mar walba Marxaladan ay sheegeen In Dowlada Kenya ay soo laa laabato Kuna Eedaynaa Xukumada Addiss Ababa in aysan waxba ka qaban.

 

Ma Jirto ilaa Iyo Hada wax war ah oo ka soo Baxay Dhanka Xukumada Addiss Ababa Balse Xukumada Kenya ayaa Ciidamo Xoogan oo Sita Diyaaradaha Sida Tooska ah u kaca ku soo Dhoobay Xuduuda Kuna raad Jooga Kooxaha Hubaysan.

 

Source: Turkana attack

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this