Sign in to follow this  
me

Xukuumada Somaliland oo is hortaagtay xuska aasaaskii ururkii SNM ee WGalbeed Somalia

Recommended Posts

me   

Xukuumada Somaliland oo is hortaagtay xuska aasaaskii ururkii SNM ee ka dagaalamijiray W/Somalia

 

Warkii 07-Apr-2008 iyo Qormadii: afnugaal

Xuska aasaaskii Jabhadii ka howlgali jirtay waqooyiga Somalia ee SNM oo ku beegnayd maalintii shalay ayaa baaqday ka dib markii sida la sheegay ay qabashadeeda is hortaagtay dowlada Somaliland...................

 

 

Xubna ka mid ah Jabhadaasi hore ayaa ku eedeeyey xukuumada Somaliland inay korantadii ka jareen madashii lagu qaban lahaa xuska Jabhada SNM taas oo ahayd beerta xoriyada magaalada hargaysa , waxayna intaasi raacshay in xukuumada Somaliland ay beryahanba waday olole lagu cidhib tirayo taariikhda iyo dhamaanba astaamihii ururka SNM .

 

 

 

Mr: Cumar Cilmi Dixood oo ka mid ahaa saraakiishii jabhadii SNM ayaa isna ku baaqay in sharciga la horkeeno ragii is hortaagay xuskii SNM , Sidoo kale gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka Kulmiye ayaa si aada udhaliilay talaabada ay wasiiiro ka tirsan xukuumada Somaliland ku joojisay xuskii SNM oo ku beegnaa maalintii Axadii aynu soo dhaafnay bishuna ahayd 6/April..

 

 

 

Isku soo duuboo Jabhada SNM ayaa waxaa la aasaasay sanadii 6/April/1981 waxaana aasaasay Rag u badan beel ka mid ah beelaha Somaliland waxayna dagaalo farabadan la galeen xukuumada Marxuum Maxamed Siyaad barre ee Somalia ka talinjirtay mudada 21 sano ah iyadoona ujeedada loo sameeyeyna ay ahayd in xukunka laga rido uun hogaamiyihii wagaasi balse ay markii danbe rag gaara ah badaleen hadafkii ururka SNM , tan iyo markii uu hogaanka u qabtay Somaliland Marxuum Maxamed Xaaji Ibraahin Cigaal awoodii Siyaasadeed ee Jabhada iyo jiritaankii SNM aad ayay usoo yaraatay taas oo aakhirkiina kusoo ururtay inay magac ahaan ujirto ..

 

 

 

Bishii 1aad ee sanadkan aynu ku jirno ayay xukuumada Somaliland ka saartay manhajka waxbarashada Somaliland taariikhdii SNM taas oo si aada usoo dhoweeyaan inta badan Bulshada ku dhaqan Gobolada EX: British Somaliland Protectorate manta se lamagac baxday jamhuuriyada Somaliland

 

 

 

Talaabadan lagu yaraynayo buunbuuninta jabhadii SNM oo ka mid ahayd jabhadii ka qayb qaatay dagaaladii Sokeeye ee ka dhacay Guud ahaan Somalia gaar ahaana Somaliland ayay dadka ka faalooda Somaliland ku tilmaameen mid wax wayn ka taraysa isu soo dhowaynta bulshada reer Somaliland oo dhan .

 

 

 

Afnugaal.com News Dis

 

Hargaysa Somaliland

 

info@afnugaal.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
me   

Whats your opinion on the matter?

Whats your opinion on that those who gave their lives and fought for the North West of Somalia should be treated this way? and that they are sidelined by xabash puppets?

Share this post


Link to post
Share on other sites
LANDER   

Originally posted by me:

Whats your opinion on that those who gave their lives and fought for the North West of Somalia should be treated this way?

I gather the SNM are heroes to you are they Mr. Me?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this