Sign in to follow this  
me

Dalka Hooyo:-Waa U Dhalanay Waana U Dhimaneeynaa.Ninkii Dhoofku yimi Baa Geeridu Dhib

Recommended Posts

me   

Dalka Hooyo:-Waa U Dhalanay Waana U Dhimaneeynaa.Ninkii Dhoofku yimi Baa Geeridu Dhibaysa

Warkii 25-Dec-2006 iyo Qormadii: xasan cabdilahi

 

Weeraradda xaq daradda ah, tacadiyada xad dhaafka ah iyo Hogaanka Itoobiya Caqli Xume-Zanaawi iyo kuwa adeegayasha u ah wata magaca iyo xilka qarameed ee Somaaliyeed iyo Gumeeysigga Cusub ee

 

 

ncalank.jpg

 

 

Aduunka ma guuleeysan doonaan, mana suurta geleeyso in eey hantaan hadafkooda ah qabsashada Dalka karaamada, sharfta iyo Xurmada weyn ee Somaaliya, ciida daahirka ah, diinta xaqa ah leh waxaana difaacaayaa awooda Raxmaanka iyo geesiyaasha xalaasha ah ee Ummadda Somaaliyeed:-Nin lagu seexdoow ha seexan

 

1410.jpg

 

Sheikh Hassan Dahir Aweys

 

 

Ciida Hooyo :-Weerar Dayuuradeed Kuma cusba Dalka Somaaliya, bal-se Waa Dalkii koowaad ee Qaaradda Afrika oo Ingiriisku ku soo weerayDayuuradihii Dagaalka Xiligii Halgankii Daraawiishta ee Sayidkii, Maantana dayaaradu Itoobiyaan waxba qaadimaayaan,dhimashaduna weey

Dhaantaa Quursiga, dulinimada iyo guumeeysi hoos jiifida, marna ma

 

 

Qaadan kareeyno gelida gacanta Gumeeysiga cusub, waayo waxaanu Dad iyo Dal xor ah,qaranimadiisii hantid mid aheey, inkastoo dagaalo sokeeye iyo colaada beeleed dhaawac weyn Noo geeysay, eeyna masuuliyadeed tooska iska leeyihiin Qabqablayaasha Dagaal oo hada

 

 

5065.jpg

 

 

Xildhibaan, Wasiiro iyo Madaxda Sarre ee Dowladda Baydhaba Fadhidka ku ah, ama

Wakiiladda Itoobiya ee Baydhaba fadhiya,waana ayaan darada weyn oo Ummadda Somaaliyeey heeysata,marka hogaankood gacan ku dhiiglayaal u galo, xaaraan quutayaal, xurmad laawayaal, xasuuqayaasha Dadka iyo Dumiyaasha Dalka hooyo, laakiin sidda muuqata waxaa la gaareey

Xiligii la tuuri lahaa, Cadaaladana la soo hor-taagi lahaa.

 

 

Alaylehe helee :- Zinaawi iyo raxanta iyo Raxanta hor-boodeeysa Waxeey la kulmi doonaan dharbaaxooyin waaweyn iyo duruus taariikhda gala oo lama illaawaan ah, waayo xaqa iyo baadilka xaqa ayaa guusha leh,Allena raali ka yahay, difaacida Dhulka, Dadka iyo Maalkaaga waa waajib

Farad Ceeyni ah dhanka Diinta Islaamka, Akhlaaqiyaana waa waajib inaad iska daafacdo Cawodga kugu soo duula, Maantana waxaa markii uu waajibay Xaqa difaacu, kuma aan duulin Dalka

Share this post


Link to post
Share on other sites
bambo   

Golaha maxkamadaha islaamka Somalia ayaa soo bandhigay meydadka ciidamada Ethiopia oo daadsan deegaanka Idaale ee gobolka Baay, halkaasi oo dagaalo culus maalmihii la soo dhaafay ku dhex maray maxkamadaha islaamka iyo ciidamada dowladda Ethiopia, iyadoo wariye ka tirsan shabelle oo halkaasi tagay uu ka soo qaaday sawiro.

 

 

 

Sawiro ay wateen ciidamada Ethiopia

 

Kaararka aqoonsiga ee ay wateen askartii Ethiopianka ee meydadkooda uu yaalo Idaale

 

Gaari Dagaal oo laga qabsaday ciidamada Ethiopia

 

Gaari laga qabsaday ciidamada Ethiopia

 

 

Gaari laga gubay ciidamada Ethiopia

 

 

mid ka mid ah meydadka ciidamada Ethiopia

 

Askari ka tirsan ciidamada Ethiiopia oo ku gubtay gaari lala dhacay gantaal

 

 

Gaari dagaal oo laga qabsaday ciidamada Ethiopia iyo meydadka ciidamada Ethiopia oo dulsaaran

 

Gaari dagaal oo laga qabsaday ciidamada Ethiopia iyo meydadka ciidamada Ethiopia oo dulsaaran

 

Mid ka mid ah gawaarida dagaalka ee laga qabsaday

 

 

mid ka mid ah meydadka ciidamada Ethiopia oo afgambi u yaala

 

 

Dhufeys laga bixiyay ciidamada Ethiopia

 

 

Meydadka askarta Ethiopianka oo daadsan nawaaxiga Idaale

 

Meydadka ciidamada Ethiopia oo ku jir juqda

 

Meydadka ciidamada Ethiopia oo daadsan duleedka Idaale

 

Meydadka ciidamada Ethiopia oo dadsan tuulada Idaale

 

Meydadka ciidamada Ethiopia oo daadsan duleedka Idaale

 

Meydadka ciidamada Ethiopia oo daadsan duleedka Idaale

 

Tuulada Idaale ee gobolka Baay

 

Dadka deegaanka Idaale

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this