Sign in to follow this  
Gabbal

Yalaxaw and Rage like their counter-parts end up in El-Buur district of Galgadud.

Recommended Posts

Gabbal   

Muuse Suudi iyo Bashiir raage oo ku sugan deegaanka Darri

 

 

Mogadishu - 18 June. 06 ( Sh.M.Network) Wararka naga soo gaaraya Tuulada Darri ee ka tirsan degmada Ceelbuur ee gobolka G/gaduud ayaa sheegaya in ay ku sugan yihiin hogaamiye kooxeedyada hubeysan ee Muuse Suudi Yalaxow iyo Bashiir Raage.

 

Warkaan oo aynu ka helnay dad indhahooda ku soo arkay hogaamiyeyaashaan ayaa waxaa kale uu sheegayaa in ay kula kulmeen Max'ed Qanyare oo halkaasi horey ugu sugnaa.

 

Warku wax faahfaahin dheeri ah kuma darin oo la xiriirta in hogaamiyeyaashaan halkaasi ay joogi doonaan iyo in kale.

 

Bashiir raage iyo Muuse Suudi Yalaxow waxaa xarumahoodii laga waaayay 3 bari ka hor, iyadoo la xaqiijiyay in ay safar dhinaca badda ah ay ku galeen halkaasi.

 

Hogaamiye kooxeedyada ku sugan deegaanka Darri waxa ay ka mid ahaayeen isbaheysigii la baxay la dagaalanka argagixisada, kaasoo ciidan ahaan looga barakiciyay barahooda dagaalo ay la galeen Maxkamadaha midoobay xoogag u dagaalama.

 

 

 

Shabelle Media Network, Somalia

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this