Sign in to follow this  
guraad

Ogaysiis: Shir gurmad Abaaraha

Recommended Posts

guraad   

- Friday, November 14, 2003 at 17:57

 

GURMAD DEG-DEG AH OO KU SAABSAN ABAARAHA SOOMAALIYA

 

RAMADAAN KARIIM!

 

Waxaa dhammaan dadwaynaha Soomaaliyeed iyo muslimiinta degan Minnesota iyo Nawaaxigeeda la ogaysiinayaa in la isugu iman doono shir balaaran oo ku saabsan sidii GURMAD DEG-DEG ah loogu fidin lahaa dadka Soomaaliyeed ee abaaruhu wax ku yeeleeyeen gobolo ka mid ah Soomaaliya (Sool, Sanaag iyo Cayn).

 

GOORMA: Maalinta sabtida ah ee berri ah oo taariikhduna tahay 11/15/03 Saacadu waa 1:00 PM (Duhurnimo)

 

MEELMA: Xarunta Brain Coyle Center oo ku taala xaafada Cedar, oo ah halka ay Somali Community (Somali Confederation of MN), waa ku taalo ka soo horjeedka,ama ka soo horjeedka masaajidka Immaamu Shaafici.

 

WAXQABAD: Waxaa la soo jeedin doonaa warbixintii ugudambaysay ee meelaha abaaraha ugu ba'ani ka taagan yihiin, iyo xaalkoodu waxa uu ku sugan yahay. Fadlan ku soo talagal wixii aad ku kaalmayn karto ee karaankaaga ah ( DHAMAAN TALOOYINKA, XOOGA,IYO DHAQAALHA waa la soo dhawaynayaa ).

 

MAHADSANID.

 

Wixii faahfaahin dheeraad ah kala xiriir:

 

Farax Mire (612) 670-2366

Axmed-Assad (612) 275-3005

C/risaaq Lafoole (612) 331-5958

Cabdi Dheere (952) 451-8986

Kaltuun Axmed (612) 781-2486

Fadumo C. Xashi (612) 558-1920

Yasmiin Qaadi (952) 884-4131

Siciid Atom (612) 343-8643

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this