Koora-Tuunshe Posted January 30, 2008 Hay’ada u adeega aadmiga ee “Lift Kids” ayaa waxaa lagu hamiweynyahay in ay dhawaan ka bilowdo barnaamij kusaabsan hormarinta shacabka Soomaaliyeed, dib u dhiska iyo gaarsiinta isku filaansho la taaban karo. Hadaba Aalada shabakada internetka ee Unifersal.com ayaa waxay ugu deeqaysaa barnaamijkan lacag dhan $.10 (Tobon Cents) qof walboo ka noqdo xubin shaashadooda, isla markaana waxay si toos ah ula shaqeynayaan hay’ada samafalka ah ee “Lift Kids” oo u balanqaadey iyadana xageeda in ay wax ka geysaneysan doonto, samafalka ama samabixinta umada Soomaaliyeed hadii ay shabakada UniFersal.com xoojiso ama soo bandhigto ilaa iyo 1,000,000 (hal milyan) oo xubnood. Xubin ka noqoshada UniFersal.com ayaa ah mid bilaash ah (free), taasoo u baahan oo kaliya daqiiqad waqtigaaga ah inaad u hurto, iyadoo wax badan ka qaban karta dib u dhiska dalkaaga hooyo. HALKAAN RIIX OO KA NOQO XUBIN Quote Share this post Link to post Share on other sites