Sign in to follow this  
Wiilo

Suldaanka Cismaan Suldaan Cali Suldan madar oo la dhigay jeelka Mandheera.

Recommended Posts

Wiilo   

Halka ka Akhriso Goáankii aay Soo Saareen Beesha Galbeedka Burco oo Asalka Ahaa

 

Somaliweyn (Burco Dec.1,2006)

 

Baaqaan ku dhaqanka Diinta Islaamka waxa soo saartay beesha Habar Yoonis shir aay ku yeelatay magaalada Burco Shirkaas oo aay ka soo qaybgaleen 250 qof oo isugu jira Isimo ,aqoonyahanno iyo Culumo ka Tirsan Beeshaas :

Waxaa Guddoominayey Suldaanka Beesha Suldaan Cusmaan ´Suldaan Cali Madar

waxaayna magacaabeen Guddi lagu magacaabay ,Golaha Dhaqangalinta Shareecada Islaamka oo ka kooban 71Xubnood:

Goáankaas aay soo saareen waxgaradka Beesha Galbeedka Burco wuxuu ka caraysiiyey Maamulka Somaliland oo Xabsiga u taxaabay Suldaan Cusmaan ´Suldaan Cali Madar iyo Madax kale.

 

Halka ka AkhrisoGoáankii Beesha Galbeedka Burco:

 

http://www.somaliweyn.com/pages/news/Nov_06/30Nov4.htm

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Suldaanka Cismaan Suldaan Cali Suldan madar oo la dhigay jeelka Mandheera

Posted to the Web Dec 01, 16:33

 

 

Burco:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Burco ayaa ku soo waranin xalay xabsi loo taxaabay Suldaanka Cismaan Suldaan Cali Suldan madar suldaanka galbeedka Burco

 

Suldaanka ayaa waxa Xalay Gurigiisa kala baxay Ciidan hubaysan kuwaas oo la sheegay inay isla markiiba toos uala aadeen jeelka mandheera.

 

DhankaSomaliland ayaan ilaa hada aana ka hadlin xariga Suldaan Cismaan Suldaan Cali

 

Sababta loo xiray Suldaanka ayaa waxaa loo maleynayaa ka dib markii uu Bayaan uu soo saaray Bayaankaas oo ahaa in Beesha Habar Yonis ay isku Dhaqaan Shareecada Islaamka

 

Waxaa Kaloo isna la xiray kamay soo bixin wax war ah oo la xidhiidha Xadhiga Suldaanka

 

Sidoo kale la xiray Maxamed Faarax Aadan oo kamid ahaa Shirgudoonki shirkii Shalay uu qabtay Suldaan Cismaan oo ay ka soo qeyb galeen in ka badan 250 qof

 

Xariga Suldaanka ayaa laga yaabaa in ay sababto Kacdoon ka dhan ah Maamulka Somali land

 

Faysal Muuse Ilkacase

Burco

Halgan.net

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this