Sign in to follow this  
General Duke

Somaliland Eritrean's fail

Recommended Posts

Maxay tahay ujeedada uu maamulka Soomaali diidku ka lahaa dagaalkii Ari Caddeeye?? {Aqriso xog dhab ah }

 

Shabakadda wrarka carmooyin.com xafiiskeeda muqdisho ayaa saameeyay baaritaano ku saabsan waxa sababay dagaal ciidamada maamulka Soomaali diidku ay todobaadkan kusoo qaadeen deegaano ka tirsan gobalka Sool oo ay ka mid tahay tuulada Ari Caddeeye.

 

Shabakadda wrarka carmooyin.com xafiiskeeda muqdisho ayaa saameeyay baaritaano ku saabsan waxa sababay dagaal ciidamada maamulka Soomaali diidku ay todobaadkan kusoo qaadeen deegaano ka tirsan gobalka Sool oo ay ka mid tahay tuulada Ari Caddeeye.

 

Baaritaanka ayaanu ku ogaanay in ujeedada ugu weyn ee maamulka Soomaali diidka ciidamadiisu ay weerarkan usoo qaadeen ay tahay in dagaalkaa lagu soo hoos qariyo hub iyo wax yaabo qarxa oo la doonayo in ay usoo gudbaan dhanka koofureed ee dalka Soomaaliya si qalalaasooyin cusub loo sii huriyo.

 

Magaalada Ber Bera wararka ka imaanaya ayaa sheegaya in dekedda magaaladaasi lagasoo dejiyay hub noocyo kala duwan ah oo laga keenay dhanka Eritrea lana doonayo in loosoo gudbiyo kofurta Soomaaliya .

 

Maamulka Soomaali diidku waxaa uu doonayaa in koofurta Soomaaliya aanay dagin,iyadoo hamigiisuna uu yahay in dhulka Soomaali diidku uu helo aqoonsi caalami ah ,hase ahaatee taasi ay tahay mid aan marnaba la gaari doonin,marka loo eego sida beesha caalamka ay uga go’antahay in Soomaaliya ay tahay dal midnimadiisu ay tahay muqadas oo aanay marnaba kala go’i Karin.

 

Si kastaba arrintu ha ahaatee waxaa muuqata in maamulka Soomalidiidku uu ku hungobayo hamigiisan aan marnaba la gaari kareynin,halka sidoo kale kooxaha qaran diidka ee Asmara joogaahi ay guuldarro ku dul kufeen sida ka muuqata ifafaalaha caalamka oo dhan laga arkayo.

 

Xafiska warqabadka shabakadda wararka carmooyin.com ee Muqdisho.

 

Contact:carmooyin@hotmail.com or acrmooyin@gmail.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this