Sign in to follow this  
Qudhac

xidhiidhiyaha Hogaanka iyo golaha Khusuusiga: SSC IS FINISHED

Recommended Posts

Qudhac   

Buuhoodle,(Lasanod Online)- Cali Cilmi Warsame(Maraykan) oo ah xidhiidhiyaha Hogaanka iyo golaha Khusuusiga, ayaa maanta Shir Jaraa'id ku qabtay magalaada Buhoodle.

 

 

Cali Marayakan aya shirkan Jaraa'id kaga hadlay qodobo dhowr ah oo khusseeya xaalada SSC ay maanta ku sugantahay. Isagoo ku tilmaamay inay marayso meel ay ku dhowdahay burubur iyo kala tag.

 

Waxuuna Jaaliyadda Dibedda ee SSC ku eedeeyey inay ka danbeeyaan burburinta SSC, siiba raggu. Sidoo kale wuxuu si kulul u edeeyey golaha khusuusiga oo ku tilmaamay " niman aan waxna qori karin waxan akhriye karin".

 

Cali Isagoo ka hadlaya xaalada gobolka Cayn wuxuu yidhi " Buuhoodle waa la haystaa.. waxba yaynaan been isu sheegin.. Buhoodle waa Laascaanod .. WidhWidhna waa Adhi cadeeye" Ayuu yidhi.

 

Cali Maraykan wuxuu iyana si kulul u weeraray labada nin ee hogaanka u qaabilsan maaliyadda iyo Kayse Cabdi oo uu ku sheegay inay qayb ka yihiin burburka SSC.

 

Cali wuxuu kaloo sheegay in Kayse Cabdi Yuusuf laga qabsaday magaalada WidhWidh, hadana loo baahanayhay inuu ka amar qaato hogaanka oo la joojiyo waxa uu ugu yeedhay "ku dhufoo ka dhaqaaqda" oo yidhi dal laguma xoreyn karo.

 

 

http://www.lasanod.com/details.php?num=4226

 

 

listen to his interview

So the truth finally comes out that scc was nothing more than money making scheme to get bit of money from diaspora :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Somalidiid Ruling Party Calls For Delay in Election Results

 

Voice of America

 

 

The ruling party of Somaliland has asked electoral officials to delay announcing results of Saturday's presidential poll, saying there were "huge irregularities" in the vote.

 

Officials from the UDUB party warned Wednesday that if the election commission announces the results, it could lead to instability that could jeopardize Somaliland's security.

 

The breakaway republic held its first presidential poll in seven years Saturday, more than two years after the term of President Dahir Riyale Kahin expired.

 

The region's electoral commission has yet to release any results. The president's party says the results should be withheld until its complaints are investigated.

 

Earlier, the European Union called for the votes to be counted quickly, and urged all parties to accept the outcome.

 

Somaliland declared its independence from the rest of Somalia in 1991, but is not recognized by the international community.

 

Saturday's poll was a contest between President Riyale and two challengers, Ahmed Mohamed Silanyo and Faisal Ali Warabe. Slightly more than 1 million Somaliland residents were eligible to vote.

 

International observers said the election was mostly free and fair but noted some irregularities, such as underage voting and active campaigning by government workers for President Riyale.

 

A militia killed four people at a polling station near the contested border between Somaliland and Somalia's semi-autonomous Puntland region.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Somalidiid Arrests Editor over alleged “Serious Crimes”

 

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) expresses deep concern over the arrest of journalist Hadis Mohamed Hadis, editor of Baadiyenews.com, an independent news website published in Somaliland.

 

 

Uniformed officers of Somaliland's Criminal Investigation Department (CID) arrested the journalist at Hadhwanaag Hotel in Hargeisa on Saturday evening, 26 June 2010. When asked the reason of the arrest, the CID officers only said that they are investigating serious crimes that they suspect Hadis Mohamed Hadis is involved in, without sufficient explanation of the “serious crimes”.

 

 

“Hadis Mohamed did not perpetrate crimes of a more serious nature that call for such arrest, which is beyond the pale. He was a victim for his journalistic work and we believe that he is once more victimized for his right to practice journalism without exploitation and suppression,” said Omar Faruk Osman, NUSOJ Secretary General.

 

 

Journalists present at the time of the arrest told NUSOJ that the officers also confiscated digital of the journalist and also impounded Hadis's car key. The journalist was transferred in the same night to Hargeisa central prison.

 

 

NUSOJ demands immediate release of Hadis Mohamed Hadis. “The Somaliland authorities must drop these undetermined and fabricated charges against the editor,” Omar Faruk added.

 

 

Somalidiid arrests Al-Jazeera channel correspondent

 

The authorities of the self declared breakaway republic Somaliland in northwest Somalia arrested an international reporter for Al-Jazeera English Channel Mohamed Addow on Monday, reports said on Wednesday.

 

Police wearing in civilian dress from Somaliland intelligence Service raided the hotel where Addow stayed and drove him into the jail without any question.

 

�I was only told that I was arrested for a news coverage I made about Lasanod but I don�t know what was wrong with story, and I am in this jail for two days.� Addow told a local reporter for Waagacusub Media who secretly visited him in the prison.

 

The Al-Jazeer international correspondent has been in Somaliland for the coverage of the elections taking place over there. He is the second journalist put into custody in Hargeysa for the last 48 hours.

 

Some reports say that Ethiopian government involves the arrest of Mohamed Addow using Somaliland as a tool.

 

The arrest of Al-Jazeera�s Mohamed Addow by the Somaliland government could draw local and international condemnations.

 

The chairman of Associated Somali Journalists (ASOJ) Dahir Abdulle Alasow has strongly condemned the arrest of the Al-jazeera reporter by the Somaliland administration as acceptable and in violation against the free press.

 

Mr. Alasow also expressed his concern over the detention of Mohamed Rashid Omar, a local reporter for Sahafi newspaper. Omar was detained by the Somaliland police on Tuesday over a news article about an introductory result on the election votes.

 

�The decision in which Mohamed Addow and Mohamed Rashid were arrested is a total oppression against the freedom of media and the democratic approach.� Said Alasow.

 

He said Somaliland should not try to intimidate the independent media and called on them to immediately release the Al-Jazeera correspondent.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Xisbiga Udub oo Sheegay In lagaga Shubtay Goboladda Dalka Qaarkood, Walaacna ka muujiyay Dhawaaqa Natiijo hordhac ah,

 

waxaase jira dhacdooyin badan oo ku xeeran oo ay ka mid tahay ku shubasho caam ah taas oo ka dhacday gobolada M.jeex degamadiisa Gabilay..

 

Ujeedo:- Warsaxaafadeed

 

 

Sidaad la wada socotaan Doorasho ayaa dalka ka dhacday, taas oo si nabadgalyo ah inoogu qabsoontay ilaahay baana mahada leh iyo shacbiga S/land.

 

 

waxaase jira dhacdooyin badan oo ku xeeran oo ay ka mid tahay ku shubasho caam ah taas oo ka dhacday gobolada M.jeex degamadiisa Gabilay gobolka Togdheer qaybtiisa bari iyo buhoodle ,Sanaag dagmooyinka Ceel afweyn iyo Gar’adag gobalka sool degmadiisa caynabo iyo goobo ka mida degmooyinka caasimada hargaysa 26juun iyo Axmed dhagax.

 

 

Annaga oo taas ka duulayna, waxaanu u gudbinay dacwadahaa kala duwan komishanka doorashooyinka qaranka.

 

Hadaba Waxaanu soo jeedinaynaa in sida xeerku qeexayo aanay soo saarin natiijo hor dhac ah ilaa inta wax laga qabanayo dhacdooyinka aanu kor ku soo sheegnay ee aanu qoraaka ugu gudbinay komishanka doorashooyinka qaranka.

 

 

Ugu danbayntii Waxaanu ka digaynaa oo nuxurka warsaxaafadeed kani yahay in KDQ aanu soo saarin natiijo hor dhaca ah inta khilaafkaa laga heshiinayo taas oo abuuri karta duruufo siyaasadeed oo horleh iyo mid nabadgalyo xumo keeni karta Wixii ka yimaadana iyagu masuul ka yihiin

 

 

Allaa mahad leh

 

 

Jaamac Yaasin Faarax

 

Xoghayaha Guud ee xisbiga UDUB

 

 

----------

 

Dadwaynaha Reer Somaliland oo Dareen Cadho leh ka muujiyay Hadalkii ka soo yeedhay Cismaan Hindi iyo Jug soo dhacay

 

Labadan Nin dhawaaqa ka soo yeedhay ayaa ah mid been abuur ah oo wax yeelo soo gaadhsiin karta Sumacada iyo karaamada ay S/L ku leedahay Beesha Caalamka

 

 

Hargeysa(GNS) Dadwaynaha ku dhaqan guud ahaan Gudaha Dalka Somaliland ayaa si wayn uga Cadhooday Hadalkii caawa Fiidkii ka soo yeedhay qaar ka mid ah Masuuliyiinta Xisbiga Udub gaar ahaan Cismaan Hindi iyo Jaamac Yaasiin Faarax (Jug soo dhacay). waxaanay Dadwaynahani intooda badan ku tilmaameen in ay tahay arin wax u dhimi karta Sumcada iyo Karaamada ay Somaliland ku leedahay Beesha Caalamka. Dadwaynaha ayaa dareenkooda muujinayay iyaga oo kooxo ah, arintaasina ku sheegay in ay tahay mid meel ka dhac ah ku ah Hannaankii iyo Wanaagii ay u dhacday Doorashada Madaxtinimo ee dhawaan ka qabsoontay guud ahaan Dalka.

 

Cismaan Hindi iyo Jug soo dhacay ayaa sheegay Caawa Fiidkii in Doorashadii ka dhacday Dalka lagaga shubtay Xisbiga Udub ee ay ka tirsan yihiin taasi oo aan sal iyo raad toona lahayn.

 

ka dhawaaqa ka soo yeedhay Labadan Nin ayaa ah mid inta badan looga bartay Xisbiyada Mucaaridka ah mana suurtowdo in ay ku dhacdo Dawlada mar hadii ay iyagu gacanta ku hayaan Dhaqaalaha, Maamulka iyo Talada Wadanka.

 

Saciid Khadar Cabdillahi

Gabileynews Reporter

Hargeisa Somaliland

 

------------

War Deg-Deg ah: Wasiirro ka Tirsan Xukuumada Madaxwayne Rayaale oo Komishanku Ku Xidhay Ceerigaabo.

 

Warku waxa uu intaasi ku Darayaa in Wasiiradani ay ka mid ahaayeen Wasiir ku Xigeenka Cadaalada Yuusuf Ciise Talaabo,...

 

Wararka naga soo Gaadhaya Magaalada Ceerigaabo ayaa Sheegaya in Qaar ka mid ah Wasiirada Xukuumada Madaxwayne rayaale Lagu Xidhay Magaalada ceerigaabo, Wasiiradaasi oo la sheegay inay Khalkhal iyo faragalin ku Samaynayeen Sanduuqyada Codadka ee Magaaladaasi.

 

Warku waxa uu intaasi ku Darayaa in Wasiiradani ay ka mid ahaayeen Wasiir ku Xigeenka Cadaalada Yuusuf Ciise Talaabo, Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha, Wasiir ku Xigeenka Wasaarada Arimaha Debadda.

 

Wararkan oo aanu ka helnay ilo lagu kalsoonyahay oo Gabiley news la soo Xidhiidhay ayaa sheegaya in Komishanka Doorashooyinka Qaranku Amarka Xadhiga Wasiiradan Bixiyeen.

 

Illaa shalay Waxaa soo kordhaya Wararka sheegay in Masuuliyiinta Xisbiga udub Isku dayayaan inay Faragalin ku Sameeyaan Sanduuqyada Codadka ee laga soo Daabulayo Tuulooyinka iyo Goboladda Dalka Somaliland.

 

Warkan oo Dhamaystiran Goor dhaw kala Soco Gabiley News………..

 

Gabiley News Desk

Contactgabiley@yahoo.com

Ceerigaabo.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Khilaaf horleh oo la soo gudboonaaday habsami u socodka doorashadii dhacday

 

Written by Qarannews

Jun 30, 2010 at 03:00 PM

 

Hargysa,(Qarannews)- Khilaaf horelh ayaa la soo darsay hab u socodka doorashadii dhawan dalka ka qabsoontay taasi oo la xidhiidha cabashooyin ay xisbiyada UDUB iyo UCID ay ka muujiyeen codad ay sheegeen in lagu shubtay, ilaa hada xisbiga UCID, wax war ah oo ka soo baxay ma jiro hase ahaatee xisbiga UDUB ayaa caawa fiidkii soo saaray warsaxaafadeed ay kaga hadlayaan arimahaasi ku shubashada, warkoodaasi oo dhamaystirana waxa uu u dhignaa sidan hoos ku xusan.

 

Ujeedo:- Warsaxaafadeed

 

Sidaad la wada socotaan Doorasho ayaa dalka ka dhacday, taas oo si nabadgalyo ah inoogu qabsoontay ilaahay baana mahada leh iyo shacbiga S/land.

 

Waxaase jira dhacdooyin badan oo ku xeeran oo ay ka mid tahay ku shubasho caam ah taas oo ka dhacday gobolada M.jeex degamadiisa Gabilay gobolka Togdheer qaybtiisa bari iyo buhoodle ,Sanaag dagmooyinka Ceel afweyn iyo Gar'adag gobalka sool degmadiisa caynabo iyo goobo ka mida degmooyinka caasimada hargaysa 26juun iyo Axmed dhagax.

 

Annaga oo taas ka duulayna, waxaanu u gudbinay dacwadahaa kala duwan komishanka doorashooyinka qaranka.

 

Hadaba Waxaanu soo jeedinaynaa in sida xeerku qeexayo aanay soo saarin natiijo hor dhac ah ilaa inta wax laga qabanayo dhacdooyinka aanu kor ku soo sheegnay ee aanu qoraaka ugu gudbinay komishanka doorashooyinka qaranka.

 

Ugu danbayntii Waxaanu ka digaynaa oo nuxurka warsaxaafadeed kani yahay in KDQ aanu soo saarin natiijo hor dhaca ah inta khilaafkaa laga heshiinayo taas oo abuuri karta duruufo siyaasadeed oo horleh iyo mid nabadgalyo xumo keeni karta Wixii ka yimaadana iyagu masuul ka yihiin

 

 

 

Allaa mahad leh

 

 

 

Jaamac Yaasin Faarax

 

Xoghayaha Guud ee xisbiga UDUB

------

 

Wasiir-Tallaabo isagoo awood badan ayuu Ceerigaabo joogaa

 

Written by Qarannews

 

Jun 30, 2010 at 04:22 PM

 

Marka hore waxan halkan ku xaqiijinaya Warka ay Qoreen qaar ka mid ah shabkadaha wararku kuwaasi oo sheegaya in Ceerigaabo lagu xidhay Wasiir-Tallabo oo ay weheliyaan Wasiirka Dhallinta & Cayaaraha iyo Wasiir ku-xigeenka Arrimaha debedda uu yahay Waxba kama jiraan.

 

Cidda warkaas Ceerigaabo ka sheegtayna waxay meel kaga dhacday sumcadda iyo xilkasnimada suxufinnimo ee waajibka ku ah in suxufiyiintu ilaaliyaan. Waxy kaloo meeshaba ka saareen qiimaha qalinka suxufigu u leeyahay ummadda waddankiisa ku dhaqan iyo kuwa adduunka kale ku dhaqan intaba oo aan dareenkoodu qaadan Karin qof suxufi ah ayaa been cad qoray oo adduunyada ku faafiyey. Waxay kaloo wax weyn u dhintay ammaanadda iyo kalsoonida loo qabey ama lagu rumaysto wararka saxaafaddu qorto in ay yihiin wax run ah oo la qaadan karo laysuna tebin karo. Waxan taas kaga tegayaa cidda warkaas qortay saaxiib kala saar warka xaafadaha (dumarka iyo carruurta) iyo dadka wax ma garadka ah loogu sheekeeyo iyo warka adduunka lagu faafiyo haddii ummadda aad ka dhalatay aanad urunta u sheegayn kuxisaabtan naftaada iyo denbiga aad Allaha ku abuurtay ka gelayso iyo xisaabta kaa danbaysa marnabana yaanay ku jiidan oo suxufinnimadaada kaa leexin cid jeclaysi iyo cid nebcaysi toonna hana u noqon war caynkan oo kale in aad bulshada ku faafisid.

 

Dhinaca kale Wasiir-Tallaabo sharciga iyo kala danbaynta iyo maammulka Sanaag ka jira isaga ayaa Somaliland ugu horreeyey oo Sanaag ka hirgeliyey mana aha marnaba mid sharcigii uu sameeyey kazoo hor jeeda. Xilliyadii bilawga Somaliland iyo soo dooggii dagaalladii sokeeyena kaalinta uu kaga jirey cidna kama qarsoona waxana iga kaftan ah isagoo nool iska daaye isagoo dhintay ayaa dadka qaarkiis oo weliba xilal awood lehna manta haystaa aanay kula dhici Karin in ay xidhaan. Halka uu joogona wixii maammul iyo horumar ka jira waxa abaalkiisa iska leh Wasiir-Tallaabo. Imminkana isagoo xor ah oo awood badan-na ku haysta ayuu Ceerigaabo siduu doono u dhex joogaa. Haddii isbeddel yimaaddona Wasiir-Tallaabo waa Aabbaha Sanaag wax laga weydiinayo oo ummadda ku dhaqanina go'aanka isaga kazoo yeedha ay ku meel marayso.

 

Sikastaba ha ahaatee saaxiibka leh Wasiir-Tallaabo ayaa Ceerigaabo lagu xidhay waxan leeyahay adiga iyo inta fekerkaas kula wadaagtaba War badan ayaa Kaa Diimmoone bal taariikhda dib u raac.

 

Last Updated ( Jun 30, 2010 at 04:33 PM )

Share this post


Link to post
Share on other sites

A lot of activities there

 

Oodweyne and Qudhac are talking about Buuhoodle locals holding press conferences about thier future while ignoring solemn reports from Hargeysa :D

 

Edit:

 

Waryaa, Oodweyne what is going awoowe?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

UDUB oo sheegtay in lagu shubtay Doorashada,kana digtay Cawaaqib xumo Komishanku hadii u ku dhawqaao

 

Wednesday, 30 June 2010

 

jugso_dhacay.jpg

 

c.hindi.jpg

 

argeysa(Togdheernews):- Saraakiil ka tirsan Xisbil-xaakimka UDUB, ayaa Xisbiyada Mucaaridka ah ee UCID iyo KULMIYE, ku eedeeyey inay ku shubteen codadka doorashadii madaxtooyada ee

Sabtidii toddobaadkan oo ku beegnayd 26-kii June Somaliland ka dhacday, iyaga oo Guddiga doorashooyinka ugu baaqay inaanay soo saarin natiijo hor dhac ah illaa inta ay Komishan ahaan wax ka qabanayaan cabashooyinka ay UDUB ahaan qabaan, kana digay cawaaqib-xumo ay sheegeen inay ka dhalan karto, haddii iyada oo khilaafku jiro Komishanku ku dhawaaqo natiijada.

Xoghayaha guud ee Xisbiga UDUB Jaamac Yaasiin Faarax iyo Saraakiil UDUB ka tirsan oo ay ka mid yihiin Cismaan Cabdillaahi Cigaal (Cismaan-Hindi), Kayse Cali Geeddi iyo Xubno kale, ayaa fiidkii caawa, shir Jiraa'id oo ay ku qabteen Xarunta dhexe ee Xisbiga UDUB ku leeyahay Caasimadda Hargeysa, ayaa waxay ku sheegeen inay jiraan deegaanno badan oo ay Xisbiyada Mucaaridka ahi ku shubteen waraaqihii doorashada, halkii sharciyan ay ahayd in qof waliba hal cod siiyo musharraxa uu taageersan yahay. Waxaanay intaa ku dareen inay Guddiga doorashooyinka u gudbiyeen qoraal cabasho ah, waxaan

Haddaba, War-Saxaafadeed kooban oo ay Xubnahan UDUB shirkooda jaraa'id ka akhriyeen ayaa isaga oo dhammaystiran waxa uu u dhignaa sidan.:-

 

"Sidaad la wada socotaan doorasho ayaa dalka ka dhacday, taas oo si nabadgalyo ah innoogu qabsoontay, Illaahay baana mahadda leh iyo Shacbiga Somaliland.

Waxaase jira dhacdooyin badan oo ku xeeran oo ay ka mid tahay ku shubuasho caam ah, taas oo ka dhacday Goboollada Maroodi-jeex Degmadiisa Gabilay, Gobolka Togdheer qaybtiisa Bari iyo Buuhoodle, Sanaag degmooyinka Ceel-Afweyn iyo Gar-adag, Goboloka Sool degmadiisa Caynabo iyo goobo ka mida degmooyinka Caasimadda Hargeysa 26 June iyo Axmed-Dhagax./

Annaga oo taas ka duulayna, waxaannu u gudbinaynaa dacwadahaa kala duwan Komishanka doorashooyinka Qaranka. Haddaba, soo jeedinaynaa in sida xeerku qeexayo aanay soo saarin natiijo hor dhac ah illaa inta wax laga qabanayo dhacdooyinka aannu kor ku soo sheegnay ee aannu qoraalka ugu gudbinnay Komishanka doorashooyinka Qaranka.

Ugu danbayntii waxaannu ka digaynaa oo nuxurka War-saxaafadeedkani yahay in Komishanka doorashooyinka Qaranku aanay aanu soo saarin natiijo hor dhac ah inta khilaafkaa laga heshiinayo, taasoo abuuri karta duruufo siyaasadeed oo hor leh iyo mid nabadgalyo xumo keeni karta wixii ka yimaadda iyagu masuul ka yihiin." Sidaa ayaa lagu yidhi War-saxaafadeedka UDUB soo saaray galabta. Si kastaba ha ahaatee, warkan UDUB ayaa ku soo beegmay xilli Guddiga doorashooyinka qaranku aanay weli soo saarin wax natiijo ah oo ku saabsan doorashada madaxtooyada somaliland.

 

 

Togdheernews.com

Hargeysa/Somaliland.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qudhac   

Originally posted by Oodweyne:

^^^
Qudhac
,...
:D:D

 

We knew this to be the case, all along. And, furthermore, now that the election is out of the way you'll see a different tone from Somaliland. Particularly if this
SSC
thing keep on it's useless racket in here, indeed...
;)

 

Also, you will see lots of political horse-trading from this community or at least a talk towards that end coming out from them. Particularly towards whoever form the next government of Somaliland...
smile.gif

 

And, I would not be surprised to see those who are currently ensconced in
Buuhoodle
, changing their tunes and offering the
ONLF's style
of
"meekly surrender"
to the new government in Somaliland (
particularly if
Kulmiye
takes the helm in Somaliland
). Provided from our own end we give them some sort of a
"face-saving-formula"
, indeed... :cool:

 

Regards,

Oodweyne.

indeed face saving is what is all they looking for, clanish folks in diaspora are mad at ssc who they say are doing nothing more than chewing in buhoodle...

 

i think we should once muj Silaanyo takes his seat and is comfortable he will deal swiftly

with these trouble makers.

 

(ps if they though they were dealing with snm then they should wait and see whats coming loool )

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this