Sign in to follow this  
Jamster

President met with the future president of P

Recommended Posts

Jamster   

madaxweynahaiyomusharaxa.jpg?imgmax=512

 

Apr 20, 2008 By:jidbaale

Washington(jidbaale)Musharaxa da,da yar ee dawlad goboleedka Puntland Dr Suleimen Isse Ahmed kaar iyo madaxweynaha dawladda fadaraalka ah mudane Cabdillaahi yusuf Ahmed ku kulmay washinton ayaa soo dhaweeyey musharaxnimada Dr suleyman isse Arimaha iyagoo ka wada hadlay siyaasadda Dawlad goboleedka puntland

 

 

iyo sidii ay isula jaan qaadi lahaaayeen Dawladda Fadaraalka ah,isadoo uu madaxwaynuhu siiyey talooyin badan maadaama uu ahaa madaxweynihii ugu horeeyey ee maamulka puntlnad

 

Hadana yahay madaxweynaha dawladda fadaraalka ah. madaxweyne cabdulaahi yuusuf oo soo dhaweeyey masharaxa reer puntland ee suleiman ayaa waxay wada hadlayeen muddo 1sacaac iyo badh ah iyago ka wada hadlay arimo badan oo xaasaasi ah musharaxa ayaa markuu la kulmayay cabdulaahi yusuf waxaa ku weheliyey lix xubnood oo ka soo jeeda beelaha sscda iyagoo ay ka wada hadleen

 

Arinta laascaanood,soomaliland iyo siyaasadda dawladda . warbixin ku saabsan qoraalo aan idiinka diyaarino lasoco qoraaladayada danbe ee boocame, iyo qoraalo muhiim ah oo kulankii cabdulaahi yuusuf,cali jangali,iyo safiirka UN ee NewYORK ballanta mushraxa iyo siyaasiyiinta reer puntland sida ay u majara ha baabiyeen siyaasadda puntland.

 

 

waxaa kaloo iyadana ay kulmeen musharaxa DR suleimanisse wasiirka arimaha dibadadda iyo xidhiidhka caalamiga ah mudane cali axmed jama jangali iyo wafuudkale oo ka soo jeeda beelaha sscda oo ka yimi gobolada maraykanka iyo canada,iyadoo caawa oo ay axad tahayna ay la kulmayaan madaxweynaha dawladda fadaraalka saraakiil sar sare oo ka soo jeeda beelaha sscda kuwaaasoo dhawaan u socdaali doona deegaanka gobolada sscda iyo puntland.

 

 

Full pictures: http://jidbaale.com/fullpage.php?sscid=6361

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this