Sign in to follow this  
General Duke

A new location a new Sharif Xasan.. out of his depth

Recommended Posts

Sheriif Xassan oo haddana ,mar kale mawqif cusub ku qaatay Djibuuti

 

Gudoomiyaha Barlamanka Somalia iyo 20 xildhibaan oo lafikir ahaa ayaa maanta laga masaafuriyay Wadanka Kenya iyagoo wadanka aduunka ugu awooda yar ee Djabuuti isu dhiibay,aydoo maanta baarlamaanku ansaxiyey in xaalad deg-deg ah lagu soo rogo.

 

Gudoomiyaha Barlamanka iyo xildhibaano la fikir ahaa oo iyaamahan dambe noqday haad geed waayay ayaa laga masaafuriyay wadanka kenya kadib markii dhawaan la xir xiray qaarkood wadanka kenya ayaa si cad ugu sheegay Gudoomiyaha Barlamanka iyo xildhibaanada la socda oo 20 ah inay isaga baxaan wadanka kenya iyagoo maanta boorsooyinkooda ka qaatay halkaas una baqoolay.

 

Gudoomiyaha iyo xubnaha la socda oo ay wajiyadooda ka muuqatay murugo siyaadaa ayaa ilaalo xoogan ay kahayeen ciidamada Police ka wakhtigii ay garoonka ka duulayeen iyadoo laga ilaalinayo inay ku kala dhexdhuuntaan Nairobi kadib markii sicad amar loogu siiyay Shariif xasan inuusan ku siinagaan karin Wadanka.

 

Gudoomiyaha iyo xubnaha la socda ayaa si masaafuris ah ugu amba baxay wadanka Djabuuti iyadoo ay halkaas sii joogi doonaan mudo aan la cayimin,shariif xasan iyo xildhibaanada la socda ayaa noqday qolada ugu daran ee ay saamaysay jabkii ku dhacay maxkamadaha iyo taageerayaashoodii.

 

Shariif xasan ayaa markuu ka dagay wadanka Djabouti wuxuu cambaareeyay kulan maanta ay yeesheen barlamanka somalia oo lagu ansixiyay in wadanka lagu maamulo xaalad dagdag ah mudo 3 bilood ah iyadoo la siyaadin karo haduu madaxwaynuhu dalbado isagoo Shariifku arintaas ku tilmaamay waxaan la aqbalikarin walow ay yartahay ahmiyada hadalka shariifka oo isagu masaafuris uga maqan wadankiisa.

 

 

Olol News Desk

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^A week or so ago, he said the following :D

 

Sheik Sharif says" the time for fighting is over and that all Somalis should cooperate to restore stability"

 

NAIROBI, Kenya)Olol News — A top Somali politician with ties to leaders of Somalia's militant Muslim movement appealed for calm in his country Sunday and urged remnants of the routed Islamic militia to surrender and join a peace process to end 15 years of anarchy.

 

Sheik Sharif Hassan Aden, speaker of Somalia's transitional parliament, told The Associated Press that the time for fighting is over and that all Somalis should cooperate to restore stability.

 

He also dropped his opposition to having foreign peacekeepers in Somalia, calling on Somalis "to welcome, to hail, to respect, to accommodate them in a peaceful manner."

 

Aden has been a strong critic of Somalia's U.N.-backed interim government and is closely linked to leaders of the militant Council of Islamic Courts, who have scattered into the countryside and promised a guerrilla war after being defeated on the battlefield last week.

 

"To my Somali people, I would say to them to please be calm, remain peaceful," Aden said after meeting with U.S. diplomats in Nairobi. "I will call (the Islamic militants) to come for peace, I will call them to come to the table and persuade them ... to be part of the national reconciliation talks." Aden said he was sure one of the movement's two top leaders, Sheik Sharif Sheik Ahmed, would listen to his appeal. "What I know from him, he is a peaceful man and if I have an opportunity to reach him, I will convince him to join us, it is good for his people and good for the country," Aden said.

 

Because of Aden's influence and past association with the Islamic militants, his support is considered key to any peace and reconciliation process.

 

Somalia's government had struggled to survive since forming two years ago and was under attack by the Islamic militia when Ethiopia's military intervened Dec. 24 and turned the tide. But while government forces have now taken over most of southern Somalia, clan warlords have begun to reassert themselves and the leaders of the Islamic Courts remain in hiding.

 

On Saturday, the interim government indefinitely postponed plans to forcibly disarm the Somali capital, Mogadishu, as hundreds of protesters declared they would not give up their guns.

 

In Mogadishu, Somalia's capital, the prime minister has named a 10-member committee on national security and disarmament, Yusuf Mire Serare, a parliament member appointed to the panel, said Sunday. He said the group includes civic group members, clan elders and businessmen.

 

Somalia's last effective central government fell in 1991, when clan-based warlords overthrew military dictator Mohamed Siad Barre and then turned on each other.

 

Jendayi Frazer, the U.S. assistant secretary of state for Africa, has been shuttling around the region to build support for the government and to encourage nations to prove troops for an African Union peacekeeping force to stabilize Somalia.

 

"Some people would like the United States to lead on this issue," Frazer said. "I would prefer that we lead from behind, and what I mean by that is pushing the Somali people first, pushing the sub-region next and then mobilizing the resources of the international community."

 

Olol News Desk

Share this post


Link to post
Share on other sites

Gudoomiyaha Barlamanka Somalia iyo 20 xildhibaan oo lafikir ahaa ayaa maanta laga masaafuriyay Wadanka Kenya iyagoo wadanka aduunka ugu awooda yar ee Djabuuti isu dhiibay.

 

gudoomiyaha Barlamanka iyo xildhibaano la fikir ahaa oo iyaamahan dambe noqday haad geed waayay ayaa laga masaafuriyay wadanka kenya kadib markii dhawaan la xir xiray qaarkood wadanka kenya ayaa si cad ugu sheegay Gudoomiyaha Barlamanka iyo xildhibaanada la socda oo 20 ah inay isaga baxaan wadanka kenya iyagoo maanta boorsooyinkooda ka qaatay halkaas una baqoolay.

 

Gudoomiyaha iyo xubnaha la socda oo ay wajiyadooda ka muuqatay murugo siyaadaa ayaa ilaalo xoogan ay kahayeen ciidamada Police ka wakhtigii ay garoonka ka duulayeen iyadoo laga ilaalinayo inay ku kala dhexdhuuntaan Nairobi kadib markii sicad amar loogu siiyay Shariif xasan inuusan ku siinagaan karin Wadanka.

 

Gudoomiyaha iyo xubnaha la socda ayaa si masaafuris ah ugu amba baxay wadanka Djabuuti iyadoo ay halkaas sii joogi doonaan mudo aan la cayimin,shariif xasan iyo xildhibaanada la socda ayaa noqday qolada ugu daran ee ay saamaysay jabkii ku dhacay maxkamadaha iyo taageerayaashoodii.

 

Shariif xasan ayaa markuu ka dagay wadanka Djabouti wuxuu cambaareeyay kulan maanta ay yeesheen barlamanka somalia oo lagu ansixiyay in wadanka lagu maamulo xaalad dagdag ah mudo 3 bilood ah iyadoo la siyaadin karo haduu madaxwaynuhu dalbado isagoo Shariifku arintaas ku tilmaamay waxaan la aqbalikarin walow ay yartahay ahmiyada hadalka shariifka oo isagu masaafuris uga maqan wadankiisa.

 

 

Seeraar

qalay2005@hotmail.com

Allmudug.org

Share this post


Link to post
Share on other sites

JABUUTI: Guddoomiyaha Baarlamaanka iyo xubno ku fikir ah oo maanta laga masaafuriyay dalka Kenya

 

Posted to the Web Jan 13, 15:50

 

 

Jabuuti (PP) - Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo laga masaafuriyay maanta magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa gaaray Magaalada Jabuuti ee dalka Jabuuti oo lagu wado inuu saldhig ka dhigto, haddii ay ogolaato dowladda Jabuuti.

Guddoomiye Shariif Xasan Sheekh Aadan iyo xubo yar oo ku fikir noqday ayaa waxay gaareen Jabuuti, iyadoo halkaas uu ka dhigan doono sida ilo wareedyo ku dhow ay sheegayaan, balse Guddoomiye Shariif Xasan ayaa arrintaas inkiray oo sheegay inuu u socdaalayo dhanka dalalka Yurub, uuna dib ugu laabayo dalka Soomaaliya.

 

Shariifka ayaa durba wuxuu cambaareeyay markii uu gaaray Magaalada Jabuuti ee dalka Jabuuti qorshaha ansixinta ah ee uu maanta ansixiyay baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, taasoo dhigaysa in dalka uu galo muddo 90-casho ah xaalad dag-dag ah.

Cambaareyntaan deg-degga ah ee uu Shariifka soo jeediyay ayaa waxay tusaale cad u tahay in dowladda Kenya kooxihii ay xayiraadda ku soo rogtay uu ka mid ahaa, inksatoo isagu uu dhowr jeer oo hore inkiray arrintaas.

 

 

Maxamed Xuseen Jantiile

Wakiilka Puntlandpost - Mogadishu

E-mail: puntlandpostmog@hotmail.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this