Sign in to follow this  
Jabhad

Geedi-Axmaar Puntland calan gooni ah ha sameeystaan sida Somaliland ama...........

Recommended Posts

Jabhad   

Wararka

--------------------------------------------------------------------------------

 

 

Geedi oo diidey heshiisyada PL

8 Aug 8, 2007 - 6:27:43 PM

 

 

 

Warar laga helayo kulan ay yeesheen waftiga maamul goboledka Puntland ee ku sugan Muqdisho iyo guddi DFKMG ah u soo xushay wadxajodkan ayaa ku dhamaadey khilaaf iyo as-afgaranwaa.

 

Khilaafkan ayaa yimid kadib markii Ra'isal wasaare Cali Maxamad Geedi diidey inta badan heshiisyada DGPL la gashey shirkado shisheeye ayna ugu horeeyo heshiiska Al-jabiri. AKHRI: Nuqul "Darft" la xiriira heshiiska Al-Jabiri

 

Warar GO ka heleyso kulankaas ayaa tibaaxaya in ay isku af-dhafeen Madaxweyne Cadde iyo Cali Maxamad Geedi kadib markii Ra'isal wasaaruhu sheegey in Puntland aysan xaq u laheyn sixiixida heshiisyada caalmiga ah iyada oo aysan xukuumadiisa ka warqabin.

 

Geedi ayaa guddiga Puntland u sheegey in ay u hogaansamaan shuruucda Federaalka hadii kale ay calan gooni ah sameystaan sida Somaliland.

 

Madaxweynaha DFKMG ah Cabdulahi Yusuf ayaa horey ugu soo ansixiyay Xukuumada Cadde Muse heshiiska ay la galeen ganacsade Al-Jabiri xilli uu booqasho ku yimid bishii la soo dhaafey magaalda Garowe.

 

Ganacsatada Puntland ayaa aad uga biyo diidsan heshiiska Xukuumada Cadde Muse la gashey Al-jabiri kaas oo ay ku tilmaameen mid Monoply u siinaya xolihii mandaqada shaqsi gaar ah.

 

Diidmada Geedi ayaa timid xilli ay soo baxayaan khilaaf aan la xaqiijin oo u dhexeeya Madaxweynaha DFKMG ah iyo Ra'isal wasaaraha kaas oo la xiriira heshiisyada shidaalka. AKHRI: Maqaal la xiriira

 

Ra'isal wasaare Geedi ayaa u muuqda nin raba in hanto awooda xafiiskiisa u siinayo in uu galo heshiisyada caalimiga ah.

 

Garowe Online,Muqdisho

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jabhad   

Geedi ayaa guddiga Puntland u sheegey in ay u hogaansamaan shuruucda Federaalka hadii kale ay calan gooni ah sameystaan sida Somaliland.

The never ending war of words[booto babe] between the counterfeit money making entity led by Warlord/theif Cade and Gedi-Axmaar, the prime minister of the Tigre Federal Government located in the isolated Tigray village in Xamar. smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

Odayga may waxoogaa kuus ah uun u laabaan dee ,, horta kuwan reer PL na waan ka yaabay :D ...

 

Ninkaas oo keliya miyaanay qayilaadiisa ku filnayn ?? :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

then markaa kuuskiisu ma buurna sow maaha ?? dee intaasuun baabay ugu filnaan lahaayeen mar hadaanuu balwad lahayn arinkiisu waa iska oraydhe :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this