Sign in to follow this  
guraad

Somali-lans soften its stand (giving up separatest idea?)

Recommended Posts

guraad   

August 06, 2003. HornAfrik, Mogadishu, Somalia.

 

 

 

Qoraal uu maamulka la baxay Somaliland u diray shirka dib u heshiisiinta Soomaalida uga socda dalka Kenya ayuu kaga dalbaday in aan la aqbalin shaqsiyaadka dhalashadoodu ka soo jeedo Somaliland ee doonayo inay ku matalaan magaca maamulka Somaliland.

 

 

Maamulka la magac baxay Somaliland oo aad moodo inuu la dhacsan yahay qaabka ay u wadaan shirka guddiga farsamada IGAD ayaa sheegaya inay aqoonsanayaan meelna la wada fadhiisan doonaan dhismaha maamul ka soo baxo shirka Mbagathi.

 

 

Qoraal uu ku saxiixan yahay madaxwenaha Somaliland Daahir Riyaale ayuu ku sheegay inay haboontahay in marka hore ay soo hagaajiyaan hogaanka kooxaha reer koonfureedka isagoo intaas ku daray maamulkii ka soo baxo Mbagathi ay la kulmi doonaan.

 

 

Dhinaca kale, ergaygay Jabuuti u qaabilsan arrimaha shirka dib u heshiisiinta ayaa HornAfrik u sheegay in qoraalkaasi uu soo gaaray isla markaana uu u muuqdo mid ka dabacsan mowqifkii hore ee Somaliland.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalixa   

guraad,

walahi u make me laugh so hard. i mean to so u so hurt bout the idea of sland breaking away and always posting these kind of topics. u seem to think bout nothingelse but slland.

give up brother :D sand gone forever :(

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this