Sign in to follow this  
General Duke

Traditional elders of .H. Clan of Mogadishu: welcome the election of President Yusuf

Recommended Posts

Golaha guurtida beelaha ****** oo soo dhoweeyay doorashadii Col. C/laahi Yuusuf Axmed.

 

26,October,2004-onkod

 

By:Maxamed Sheekh Nuur

 

War saxaafadeed ay magaalada Muqdisho ka soo saareen golaha guurtida ee beelaha ****** ayay si aad ah ugu taageereen doorashadii Col. C/laahi Yuusuf Axmed.

Waxaa golaha guurtida ee beelaha ****** ay intaa ku dareen in ay aad u soo dhoweynayaan qaabkii loo doortay madaxweynaha cusub.

Golaha guurtida beelaha ****** ayaa waxay qaybaha kala duwan ee bulshada Soomaalida gu baaqeen in qalbi gacmo furan ay ku soo dhoweeyaan dowlada cusub ee Soomaaliya u dhalatay maadaama ay si xur ah u doorteen baarlamaanka KMG ah ee Soomaaliya.

Qaybaha ka biya diidsan doorashada madaxweynaha ayay ugu baaqeen inaysan dhib iyo jahawareer u horseedin shacabka Soomaaliyeed ee u baahan dowlad wax u qabata waxaana war saxaafadeedkaasi ku saxiixnaa afhayeenka golaha guurtida C/laahi C/dulle Wehliye.

 

http://www.onkod.com/new26october6.html

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this