Sign in to follow this  
Liibaan

Kulan Dhexmaray Xafiiska Soomaaliya U Qaabilsan Maraykanka Iyo Wufuuddii SSC

Recommended Posts

Liibaan   

 

Kulan Dhexmaray Xafiiska Soomaaliya U Qaabilsan Maraykanka Iyo Wufuuddii SSC

 

 

Tuesday, 23 November 2010

 

Nairobi: Sida wararka lagu helayo waxaa maanta kulan dhexmaray Wufuuddii SSC iyo Xafiiska Safaaradda Maraykanka ee dalka Kenya u qaabilsan arrimaha Soomaaliya.

 

Kulanka oo sida la sheegay ka dhacay gudaha Safaaradda ayaan laga hayn wax faah-faahin ah, ayadoo la sheegay in laga wada hadlay arrimaha Soomaaliya guud ahaan iyo gaar ahaan Xalaadaha SSC.

 

 

 

Ilaa hadda si xaqiiq ah looma oga mas'uuliyiinta kulmay ee labada dhinac, mar aan isku daynay inaan wax ka ogaano faah-faahinta warkan ayey ka gaabsadeen Madaxda Hoggaanku inay ka hadlaan kulankaasi.

 

Waxii wara ee ka soo kordha dib ayaanu idinkala soo socodsiin doonaa,

 

Idinka Eebbe.

 

Jidbaale.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this