Sign in to follow this  
Jacaylbaro

Gen. Abu Salim to replace Aden Hashi Ayro

Recommended Posts

Kooxda Islaamiga ah ee ka dagaalanta gudaha dalka Somalia sida wayna uga soo horjeeda Dawlada KMG ah ee Somalia iyo joogi taaganka ciidadamada Ethiopia kulana jirta dagaalka hubaysan ayaa waxa ay soo magacaabeen ninkii badali lahaa Aadan Xaashi Cayrow.

 

Shir maalmihii u danbeeyay ay kooxdan isugu timi ugana socday gudaha dalka Somalia inkastoo aan la ogayn goobta uu rasmi ahaan uga socday ayaa waxa ay kaga arin sanayeen ninkii badali laha Aadan Xaashi Cayrow oo ay horay duqayn ugu dileen Maraykanku.

 

Waxa ay kooxda Islaamiyiinya ahi ay soo shaac saareen oo magacaabeen iskuna raaceen ninkii badali lahaa Aadan Xaashi Cayrow ninkan badali doona ayaa waxaa lagu magacaabaa Gen Abuu Saliim oo magaciisa lagu soo gaabiyay iyadoo magacani yahay magac ku cusub umada Soomaaliyeed.

 

Magacan gaaban ayaa kooxda Al-Shabaab waxa ay ku tilmaantay inuu yahay arin nabad galyo oo lagu ilaalinayo Taliyaha kooxda Al-Shabaab oo ay si wayn ugu raad joogaan ciidamada Ethiopia,Maraykan iyo waliba ciidamada Dawlada KMG ah ee Somalia oo ay ka dhaxeeyaan dagaalo hubaysani.

 

Lama sheegin goobta uu ka hawlgali doono oo fadhi u noqon doonta laakiin waxa ay kooxda Al-shabaab ay sheegtay inuu nqoon doono ninka badali doona Macalin Aadan Xaashi Cayrow oo ay dileen diyaaradaha Maraykanku xilli uu ku sugnaa magaalada Dhuusamareeb.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this